dab xoogan ayaa qabsaday suuqo xaafada buulo xuubeey. dabakaan ayaa qaraxay aroonimadii hore saakey. dhalinyarada xaafada buulo xuubeey iyo dadkii deegaanka ayaa dadaal xoogan ugu jiro daminta dabka oo hadeer holcaya. dabka ayaa samaaye dhor dukaano bartaha suuqa.
kudhowaada 5 dukaan ayaa wax dabka saameeye halkaa oo ay ku dab beeshay hantidii taaley. dadka ayaa dadaal xoogan ugu jiro daminta dabka iyo bad baadinta suuqa intiisa kale. ilaa iyo hadeeer soo magaarin wax booyad ama gadiid dab damiye ah.
lama garankaro sababta dabka dhalisay balse goobta ayaa waxaa ay tahay goob ay ku yaalano ganacsiyo kaladuwan dukaaman, miiisas, qandal iyo maqaayado.



