ciidanka dalka bakistaan oo gacanta ku dhigay aaaskar Hindi ah

admin
1 Min Read

isku dhacyo labada ciidan Pakistan iyo Hindiya aayaa waxaa ka socdeeyn xaduudka u dhaxeeyo labada dal.  waxana burubur ko=u dhow xabadjoojin mudo dheer soo jirtey. militeriga labada dala ayaa markasto waxaa ay isga horyimada hoowlgalo ay ku donayaan ineey ku sigaan amaanka dhankooda indhackasto.

ciidanka hindiya oo hoowlgal amaan ku jiray ayaa fooda daray cidanak militeriga dalka bakitaan taa sababtay dhimashad askar iyo shacbi labad dhinica ah. dadka shacbiga kunool xaduudka labadiis dhinaca reer kashmiir ayaa noqday kuw ay sameeyn kasoo gaarto. qof ku sugan deeganka ayaa saxafada u sheegey in labada ciidan ay soo dhoobeeyn xadka madiifiic xoogan iyo askar taa laga baqankaro dagaal weeyn iyo ineey burto xabad joojintii 2001.

cidanka dalka Paskitan ayaa sheegey ineey gacanta  ku dhigeeyn askari ciidanka Hindaya. halka hindiyana ay sheegatay ineey 8 askari ka dishay militeriga dalka pakistaan. isku dhacaan ayaa yimid xili ciidanka ay wadeeyn hoowl galo ay ku baacsanayaan ciidanak hindiya kooxo argagaxiso oo ku dhuumalyesanye deegn xaduudka ku yaalo

 

Share This Article