baarlamaanka cusub Jamhuriyada Federaalka Somalia oo maanta la dharinayo

  maanta oo ay taarikhda tahay 26 decmber 2016 dabayaaqada sandka 2016 xili boqol  ay ka dhimantahay sandka cusub ayaa waxaa la dharinayaa baarlamanaka somaliye labdiisa qeeybood 275 aqalka hoose…

Doodku ku saabnsan Obama iyo Turamp hadii ay tartamilaheeyn kebaa guuleysn lahaa

doodo kusoo saabsan tartanka madaxnimo dlaka Mereykan taa oo dhexmarty obama iyo turamp . obama ayaa waxaa uu sheegay in hadii uu iso soo taagi lahaa  doorashada mdaxtinimo dalka Amerika…

duufaano xoogan oo ku dhufatay Dalka Philipiin

  roobab xoogan  oo ku dhuftay dalka philibiin ayaa sababay waxyeelo xoogan iyo burburka dhisemeyaal iyo wadooyinka qaar kamid dalkaas. roobabkan ayaa  watay duufan xoogan kuwaa oo kusocdya xaawer 140…

Dowlada Burundi oo u dacwooneeysa mishaaradka ciidankeda Joga Dalka Somalia

  Madaxweynaha dowlada Burundi Mr. Pierre Nkurunziza ayaa warsaxaafadeed ku qabtay dalkiisa kaa oo uu ku shaaciye ine ay dacwad horgeeyn doonaan maxkamda aduunka. dacwad ka dhan ah EU hayada midowga…

Diyarad Rakaab Dalka Libaya lagasoo afduubtay

ku dhowaad labo nin oo hubeeysan ayaa waxa ay afduub u geeysteeyn diyaarada lagu magacaabo air Afriqiya oo lagalahaa dalka libya taa oo  ku socotay safar dalka libyo gudahiisa. diyarada…

Gabar 1 Milayan Madxeeda la duldhigay

gabadha lagu magacabo Joanna Palani,  oo 23 jir heeysta dhalashada dalka Denmark ayaa waxaa madeda l duldhigay lacag dhan milayan doolar oo ay dul dhigeeyn kooxda ISIS. gabadhaan ayaa hada waxaa…

HILIBKA DIGAAGA IYO UKUNTA

digaaga waa mid ka mid cuntada qeeybta hilbka waa midka mid ah hilbka loogu cunista badanyahay aduunka. hilibka digaaga waa mid fudud oo aan laheeyn dufan xooga iyo baruur. waana…

thausands jubilant people welcome for Mr. Farmajo

  thousands persons come to the streets of Mogadishu from the Aden Aden international airport where jubilant people most of them youth with sticks, banner, green leafs and loud speakers…

sedex qofood ayaa lagu dhaawacay meel masjid ah agtiisa Dalka Swezerland

sedex qofood oo dhaawac ah ayaa laga helay wado kutaalo dalka Siwiss maglada Zurich halkaa oo aan la heynin waxii ka dambeey raasta lagu dhuftay wlashan yaaryar. shilka ayaa ka…

baabuur xamuul oo dad ku dilay xaflad kirismis dalka Jarmalka

shil gaari xamuulka qaado oo weeyn ayaa sababay waxyeelo xoogan kadib markii uu ku dhacay gaariga goob lagu qabaneye xaflad kiristamaha magaalada Barliin ee dalka Jarmalka. gaarigaan ayaa mid xoowli…