Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay Xaalada Fatahaadaha
Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war ay soo saartay waxay kaga hadashay xaalada fatahaadaha, waxayna sheegtay in haatan howlaha Gurmadka ay sidii loogu talagalay ay…
Maamulka Magaalada Galkacyo oo Maanta sagootiyay Gaadiid gargaar u sida Baladweyne
axaa Magaalada Gaalkacyo lagu sagootiyey Maanta 3 Gaari oo nooca Candhameydlaha loo yaqaan ah iyo Guddiga gargaarka deg-degga ee dhanka Caafimaadka oo ka kooban 5 xubnood, si ay ugu gurmadaan…
Shirkada Bangiga Premier Somalia Hirgelisay Addega dadka Naafada
Bangiga caalamiga ee premier Bank ayaa ka hirgaliye xaruntiisa Muqdisho salaxa kuraasata dadka naafada ay ku socdan ku galaan ama baxaan alabaada goobaha dadweeyne ee ganacsiga iyo kuwa danta guud.…
Kooxda kubadda cagta oo garoonka ciyaaraha kaare soo dhigtay is reeb reebka Championshipka Yurub.
Kooxda magaceeda yahay Red Star kana dhisan magaalada beelgaraad ee dalka Serbiya ayaa garoonka cicyarha la soo shartagtay Taangi dagaal xili ay kooxda laheed ciyaar adaga is reeb reebka koobka…
Daaciga Weeyn Zaki Naik oo lagu soo eedeeye faafinta firkir argagaxiso
Daacigi casriga ah Zaki Naik ayaa lagu soo ragay xanibaado caalmi ah kadib markii ay dowlada Hindiya dadaal xoogan u gashay sida ay ku amusinlaheed daaciga xoogan ee kasoo ifbaxay …
Musiibadii Ka Dhacday Dowlada Hoose Xamar Xarunta Gobolka Banaadir Weearar Qarax Ismiidaamin ah
Sameeynta uu ku sheeyay dadka naafada Qaxara Xarunta Gobolka Banadir Waxaa ay aheed arin murugo iyo naxdin xoogan leh markii ay dadka ku nool degmooyinka ku hareeresan Xarunta Dowlada Hoose…
War Saxaafadeed
Taariikh: 13 August 2019 Qaar kamid ah wakiilada bulshada radyidka dadka naafada somaliyed oo kulan ka yeeshay sameeynta ay dadka naafada ku yelatay warbixinta hordhaca ee Hayada aminiga ay ka…
Qaraar Caalmi ah Difaaca Dadka Naafada Xaladaha Dagalda Hubeysan iyo Qataraha nabad sugida
Qaraarka tirsigisa yahay 2474 ( 2019) Qararkan ayaa difaacaya dadka naafada xaladaha qatarta ka soo wajahda inta badan nabad ilaalinta, sameeynta, xilyada gargaarka banii’aadaminimo iyo xaladaha qatarta noocyaded coladaha ku…
Mashruuc lagula dagaalamyo duumada oo laga bilaabay dalka Burkino Faso
Kaneeco hidde sidaheeda wax laga badalay ayaa lagu sii daayay dalka Burkina Faso, arrintaas ayaana qayb ka ah barnaamijka duumo la dagaalanka aduunka oo ay qeeyb katahay kooxda Target Malaria…
Xaalada dalka Sudan oo kasii dareysa
Ciidamo xoogan oo sida militeriga u hubeysan ayaa xoog ku muquninaya kacoodka dalka Sudan. Koxaha kacadonka ka wada dalka Sudan ayaa ku gacan seerey fariin ka soo yeertay golaha cidanka…




