Mareeykan oo Weerar kuqaaday dalka Suriya

  sida Donol Turmp oo ah madaxweynaha dalka Amerika uu maalmo ka hor ku goodiye in uu qaadi doono weerar dhanka circa oo ka dhan Dimishiq kaa laga jaawb celinyao…

Shriweynaha Todobaad ee Culma’udiinka Suufiyada oo Somalia lagu qabtay

kulanka todobaad ee caalamiga suufiyada ayaa lagu qabatay dalka somaliyed magaalada muqdishu. kulanka ayaa waxaa soo abaabulay xereta Macalin nuur macalin oo ah midka xarumaha ugu waaweyn dhanka diiniga laga…

Galmudug State Development forum Held n DhusoMareeb

on Monday  9 April 20182    Gamudug state development forum held in the Dhuso-Mareb  town the capital of the Galmudug state  participated the civil society, merchants, religious and Galmudug state leaders who…

Naadiga Akhris Qoraalka Banaadir

waa naadi maxali ah oo ay aas aaseeyn dhanilyaro somaliyeed oo maskax maal. qoraayaal u badan. waxana ay ku caan baxeeyn taageeradda bahda wax qorta oo ay siiyaam cawinaad, talooyin…

IGAD oo laga dalbay ineey faragelin ku sameeysa xiisada siysadeed ee dalka somaliya

xildhibaan Adaan Bare Ducale  gudoomiyaha aqlabiyada baarlamanka dalka Kenya ayaa codsi u diray wadamada katrisan urur goboleedka IGAD  in ay isugu yimaadan kulan deg deg ah si ay uga arinsadaan…

Salmaan Qaan Jilaaga caanka Boliwood oo 20 sano xarig ah lagu xakumay

  kadib markii lagu helay kiis dambi dacwad ka dhan aheed jilaaga caanka Salman Qaan oo toogasho kudilay ugaarta loo yaqaano Deeyro ama caaw madoow ayaa waxaa ay maxkadmi ku…

Jillaga Shirkada Bolywoodka Salmaan Qaan Maxkadma Lasoo taagay

maxkamada dalka  Hindiya kutaala ayaa ku heshay Slaman Khan dambi ugarsadasha iyo dilka xayaawan ku jiray xera kutaala Rajasthan  arintaan oo hadii lagu helo uu mutesuan doono xariga sand ka…

dacwad ka dhan ah xatooyada xogta facebook dad garaaya konton Milyan

waxaa sii kordheeysa dacwada ka dhanka milkiilaha shirkada facebuuga  kadib markii la ogaaday in xogta malayiin qofood oo macmiisha adeega facebuuga kuxiran la xaday ama loo isticmaalay dano qaas ah…

Macalimiin Kumbuyuuter oo 23 luqadood ku hadlikara

Magaalda Tampere Kuunfurta Dalka Finland kutaal ayaa waxaa ku soo badanaya adeegsiga kumbiyuterada sida dadka oo kale u shaqeeye. robtyadan oo ah ku wo casri ah ayaa waxaa  loo diyaargarye…

Haweeney Naafo ah Caruurteed Midka Mid ah uu dhacay

haweeneey d’a ah 80 jir ah mudo dheer  ku jirtay isbitaal ayaa waxaa ku dhacay dayacad dhanka masuuliyada hantideeda. Haweeneydan oo dhashay 6 caruur kuwaa keenay isbitaal hakaa oo looga…