DOORASHO XOR IYO XALAAL AH

HOGAAN CUSUB IYO MIDOGA ARDAYADA DUGSIGA INDHOOLAYAASHA AL-nuur Munaasabad doorasho ah oo ay ka qayb galeen maamulka, maclimiinta, shaqaalaha iyo guud ahaan ardayada dugisga Al-nuur iyo martida sharaf kale ayaa…

qalab caawiya caruurta qabo cudurka maskax garaadka

Source: arday ku guleeystay soo bandhigida qalab  cawinkara dadka qabo cudurka maskax garaadka ayaa waxaa ay soo sareeyn qlab muhiim ah. qalabkan ayaa lagu magacaaba Nesel Pack: kaa siin doono…

Xuska Maalinta Afka hooyo Somaliya

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Caddaaladda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdullahi Axmed Jamac “Ilka Jiir”, Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho,…

Maqaal ka hadlaya dhaqaalaha

Qormo Ku Saabsan Dhaqaalaha Dunida Iyo Qeybaha U Kala Baxo “Warbixin” Dunida maanta la joogo Dhaqaalahu (Economic) wuxuu kanoqday wax dhamaan bulshada ku nool Aduunka in ay noqdaan dhaqaalyahano (Economic…

Gudiyada Kaladuwan Baarlamaanka oo Maantaay Kulmay iyo Kalfadhiga 7 oo la mudeeye

Kulankan ay maanta isugu yimadeen guddiga joogtada ee Baarlamanka Soomalaya ayaa looga hadlay qorshaha iyo hortabinta howlaha horyalla golaha shacabk , mudaynta xiritaanka kal-fadhiga 7aad golaha , iyo wartabin laga…

Wasaarada Maaliyada oo hakisay canshuurta qaar

Iyadoo la tixraacayo wareegtada sumadeedu tahay MOF/OM/0060915 ee ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane, Maxamed Aden Ibraahim Farkeeti, ayaa si toos ah loo joojiyay canshuurtii 20-ka doolar ahayd…

Doorashada Gudomiya Garab Haweynka Xisbiga Daljir

galabnimo arbaco 21 October 2015 xaflad weeyn lagu qabtay magalada Muqdisho doorashada grab haweeynka xisbiga daljir ayaa waxaa hoolka munaasabadda soo buuxdhaafiyey xildhibaanno qaran oo ay ka mid yihiin Maxamed…

Baarlamaanka Liibiya oo diiday dalabka UN

BBC Somalia Baarlamaanka Liibiya ee caalamka laga aqoonsan yahay ayaa waxa uu ku guuldareystay meel marinta qorshaha nabadda ee dowladda midnimada qaran lagu dhisayo kaas oo Qaramada midoobey ay soo…

Oscar Pistorius oo la geliyay xabsi guri

BBC Somalia Orodyahanka ciyaaraha fudud ee Oscar Pistorius ayaa maanta la filayaa in xabsiga laga siidaayo, si inta uga dhiman shanta sano ee xabsiga uu ugu dhammeysto guri. 28 sano…

R.W. K/xigeenka Xukuumada oo qaabilay wafdi ka socday dowladda Switzerland

Muqdisho, October 6, 2015——-Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh oo ay wehliyaan xubno ka tirsan golaha Wasiirada ayaa maanta qaabilay wafdi ka socday dowladda Switzerland, waxaana…