Baarlamaanka Liibiya oo diiday dalabka UN

libyan parliemnt

BBC Somalia

Baarlamaanka Liibiya ee caalamka laga aqoonsan yahay ayaa waxa uu ku guuldareystay meel marinta qorshaha nabadda ee dowladda midnimada qaran lagu dhisayo kaas oo Qaramada midoobey ay soo jeedisay.

Qorshahan ayaa loo arkaa in lagu soo afjari karo qalalaasaha dalkaasi liibiya ka taagan.

Inta badan xubnaha baarlamaankaasi oo fadhigiisu yahay Tobruk ayaa la sheegayaa inay diideen waxa ku qoran qorshahan nabadda  Dowladaha reergalbeedka iyo Carabta waxa ay Liibiya ku baraarujinaayaan inay ogolaadaan heshiis awood qeybsi oo ay la galaan baarlamaanka ay ishayaan ee fadhigiisu yahay Tripoli, ugu dambeyn maanta.

Qorshahan Qaramada Midoobeey ayaa la sameeyay kaddib bilo wadahadallo nabadeed oo u socday kooxaha ku hardamaya Liibiya.

Mr. Liban

  • Related Posts

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    ururada dadka naafada oo gacan xoogan ka geeystay ciidsiinta dadka naafad xiligan adag oo ay somaliya ka jirot xaalado qilaafo siyaasaded, sameynta cudurka covid19 iyo daadad biyo laga soo shegeyo…

    Dadka Naafad oo Cabasho ka ah Ansaxinta Xubnaha Sare Hayada Naafada Qaran

    21 Janayo 2021 MAALIN MADOOW EE NAAFADADadka naafada ayaa u arka maalin madow kadib ansaxinta xubnaha sare hayada naafada si anan sharci aheyn. Waxaana lagu xad gudbay xaquuqda iyo xaq…

    You Missed

    Somali government issue public lands limit degree

    Inclusive for all election training workshop

    Inclusive for all election training workshop

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali National Disability Agency

    Somali National Disability Agency

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY