arday ku guleeystay soo bandhigida qalab cawinkara dadka qabo cudurka maskax garaadka ayaa waxaa ay soo sareeyn qlab muhiim ah. qalabkan ayaa lagu magacaaba Nesel Pack: kaa siin doono caruurta ardayda ah in helan dirimaad iyo karti dheeri ah oo ay dareeynkooda ku wajahaan waxaa ay baranayaa.
ku dhowaad lix dhalinyaro arday ah oo ku nool dalka Mareykan ayaa waxaa ay soo hindiseyn qalab caawinkara caruurta la dhiban cudurka halista oo loo yaqno Maskax garaad koo ka dhiga caruurta kuwa lumiya dareeynka, dhaq dhaqaa iyo xasuusta caruurta cudurkaas haleelo.
dhalinyarada ardyada ah soo hindisay qalabkaan ayaa kala ah Pietruszewski, Radke, Larry Lorbiecki, Cole McCloskey, Jake Portra, and Rose Altianas arinka aya waxaa ay la ka shadeeyn shirkada Fraser oo ah mid caan ku ah soo saaarida qalbka caawina dadka cudurka maskax garaadka la iildaran
qalabkaan Nesel Pack ayaa ah mid ku jiro boors waana in uu ahaada 5% ardayga miisankisa inta uu qadan karaa ayadoo lalakashanyo dhaqaatiirta iyo dadka aqoonta u leh. qalabkan Nesel Pack ayaa noqondoon mid qiimo hoose lagu iibsan karo 115 Dollar. waxaan u kujira boorso dhabarka lagu xirto oo baluug ah.




