Tiradii ugu badneen eeTahribayaal ayaa lagu bad-baadiyay Xeebaha dalka Talyaaniga

Ciidamada illaalada xeebaha dalka Taliyaaniga ayaa sheegay in ay badwaynta Mediterranean-ta ay ka soo badbaadiyeen 4500 oo muhajiriin ah khamiistii oo kali ah. Waxay sheegeeen in ay sare u kacday…

Raisal Wasaaraha Britian ayaan ku dhawaaqay iscasilaad :

Ra’iisul Wasaaraha Britain, David Cameron, ayaa shaaciyay inuu is casilayo bisha Oktoobar kadib markii inta badan dadweynaha UK ay u codeeyeen inay isaga baxayaan Midowga Yurub.  Cameron ayaa go’aanka is…

shacabka uk ayaa u codeeyay in ay ka baxaan midowga yurub EU

Natiijooyinka hordhaca ah ee aftidii Britain loo qaaday inay kamid ahaato Midowga Yurub ama ay ka baxdo ayaa waxay muujinaysaa kala qaybsanaan xooggan. Labada dhinac aad ayay isaga ag dhaw…

Somali national leadership forum open in Baido

leaders of the federal governemnt of somalia and regional administration are having their talks in Baido where they will discuss some hot issues mainly political, election and security. this meeting…

WFP somalia food stuff storage is certified to be safe and edible

WFP somalia food stuff storage is certified to be safe and edible by joint committee assigned to make investigation against  allegation of WPF distribution in the country food stuff expired.…

Afur Wadareed loo sameeye 500 qofood

Source Gulf news Afur wadareeyd oo sameeyo dad garaaya 500 qofood oo rag ah kuwaa oo ka shaqeeya hoolaha dhismaha, aruurinta qashinka iyo burburinta dhagxaanta iyo dhismayaasha gabooway ayaa waxaa…

Maxkamada Puntland ayaa dil Toogasho ku xukuntay 43 dhalinayara shabaab ah

Maxkamada Maamulka Puntland ayaa maanta ku dhawaaqday xukun dil toogasho qaar ka Mida maxaabiista Al Shabaab ee ku xiran Xabsiyada puntland, Maanta ayee sheegtey Maxkamada ayaa  in dil toogasha ku…

Tansaniya oo xirtay 630,000 taleefoon

bbc somalia Tansaniya, ayaa hal habeen hawada ka saartay 630,000 oo taleefoonada gacanta ah, taasi oo ujeedkeedu yahay in lagu dhammeeyo taleefoonada gacanta ee been abuurka ah ee dalka. Tansaniya,…

Muqdisho: Howlgallo lagu soo qab qabtay tiro ka mid ah Al-Shabaab

  MUQ DISHO : Howlgalkan oo si wadajir ah u fulinayeen ciidamada Hay’adda Nabadsugidda, Booliska iyo Asluubta Soomaaliyeed iyo Booliska AMISOM ayay ciidamadu ka sameeyeen Xaafada Suuqa Xoolaha qeybta ka tirsan Degmada Yaaqshiid…

Booliska Ingiriiska ayaa baadhaya ujeedadii ka dambaysay dilka xildhibaan Jo Cox. Xilibaankan ayaa ka tirsanayd xisbiga mucaaradka ah ee Labour-ka. Gabdhan oo khamiistii lagu toogtay hadana la tooriyeeyay gobolka West…