Shirkada Hormuud oo deeq lacageed siisay dadka naafada

shirkada Hormuud ayaa waxaa ay deeq lacageed oo afur ay siisay dad naafada qeeybaheeda kala duwan. dadkaan ayaa waxaa ay ahayeen kuwo aad u tabaaleeysan unabaahnaa deeqadan. cabaas ismaciil oo…

Turkiga ayaa xaduuda Suuriya ka dhisaya Minaaradaha laga rido Qoryaha otomaatiga u dhaca

Turkiga ayaa xaduudada  Suuriya  ka  dhisaya  Minaaradaha laga rido Qoryaha otomaatiga    qaybaha Maamulka Wasaarada  aminga  Turkig ayaa dhisaysa qalab Casriga oo Waardiyeen doona xaduudaha uula leyahay dalka suuriya.  …

Qima dhimis adeega korontada oo ay dowlada usoo jeedisay shirkadaha gaarka loo leeyahay

Wasiiru dowlaha Wasaarada Tamarta iyo Kheyraatka Biyaha Sahro C/qaadir ayaa maanta kormeer ku tegtay xarunta shirkadda Korontada BECO oo ahayd xarunti hore ee Wakaaladda xoogga koronta, si loola socdo howlaha…

DAAWO Ciidamada badda Talyaaniga ayaa muhaajiriin ay kasoo bad-baadiyeen badda waxay geeyeen Jasiiradda Lampedusa.

Ciidamada badda Talyaaniga ayaa soo badbaadiyay Dooni ay saarnaayeen kudhowaad 600 Muhaajiriin kasoo baqoolay xeebaha dalka Liibiya , muhaajiriintaan ayaa isugu jira wadamada Soomaaliya , Sudan , Eriteria , Ethopia…

Mogdisho: Xukuno kala duwan oo lagu riday dadkii loo haystay qaraxii diyaaradda Daalo

Maxkamad Ciidan ayaa magaalada Muqdisho xukun xabsi daa’in ah ku riday labo nin oo ay sheegtay in lagu helay danbi ah in ay maleegeen qaraxii loo gaystay diyaaraddii Daalo Airline…

Wasiirka Arimaha Dibada Dowlada Turkiya Mevlut Cavusoglu ayaa u safri doona dalka liibiya

ANKARA May 30 – Wasiirka Arimaha Dibada Dowlada Turkiya Mevlut Cavusoglu ayaa u safri doona dalka liibiya , isagoona bilaabi doonaa dardar-galinta Furitaanka Safaarada Turkiga uu ku leeyahay Magaalada Tripoli…

Madaxweynaha ayaa booqday xarunta tababarrada ee wasaaradda warfaafinta “DAAWO Sawirro”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgalay barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo SNTV. Madaxweynaha ayaa si qota dheer uga hadlay xaaladda…

Ardayda Soomaaliyeed ayaa maanta u fariistaanaya imtixaanaadka mideysan ee dugsiyada sare ee dalka

Ardayda Soomaaliyeed ayaa maanta u fariistaanaya imtixaanaadka mideysan ee dugsiyada sare ee dalka, kaasi oo ay qaadeyso wasaarada waxbarashada Soomaaliya. Ardayda ayaa imtixaanka ku gali doona goobo ay u diyaarisay…

Wasaqeeynta Hawada oo masiibo ku ah aduunka oo dhan

Cimilada aduunka oo sii kulalaneeysa ayaa waxaa ay sabatay masiibo xoogan oo laga baqayo in ay sameeyn xoogan ku yeelato waqtiyada dhow. mudo dheer aduuka waxaa laga cabanayey diirimadka hawada…

Magacyada Golaha Wasiirada Xukuumada Ra’isalwasaaraha Cusub Ee Dalka Turkiga Mudane Binali Yildrim .

The new chairman of Turkey’s ruling Justice and Development (AK) Party, Binali Yildirim, revealed his new cabinet in Ankara on Tuesday following a meeting with President Recep Tayyip Erdogan. The…