shirkada Hormuud ayaa waxaa ay deeq lacageed oo afur ay siisay dad naafada qeeybaheeda kala duwan. dadkaan ayaa waxaa ay ahayeen kuwo aad u tabaaleeysan unabaahnaa deeqadan. cabaas ismaciil oo ah Gudomiya Dalada ururada naafada SODEN ayaa dadka naafada ugu baaqaya ineey u duceeyan walaha deeqada siiyay waxaa kale uu u baaqaay shirkadaha waa weeyn dalka ka hoowl galo iney igana ka qeeyb qaatan cawiinaada dadka naafada
canali cabdulahi salaad gudomiyaha golaha naafada qaranka somaliyeed ayaa bogaadieyey kaalmada shirkada hormuud ay siisay taa ah naxariis. waxaan ku faraxsanaha in shirkada hormuud waxii ay dadka ka faa’iidey dib ay ugisoo celisey ayadoo weliba siisay kuwa ugu mudan waxa la siiyo.
agasimaha madaxa Hayada Hormuud foundation oo deqadan bixsay aya dadka ugu booriyeye ineey qadarta ku sabraan waxii shirkada ay siisayna ay qaataan. waxaa kale uu sheegay ineey afrusinayaa maxaabiista, bukaanka isbitalada kujiro iyo xerooyinka agoonta ay ku xareeysan ayhiin. waxaan idiinka codsaneeynaa inaad dadka deeqdan bixiyay u duceeysaan ayuu yiri.
Mr. Abdullahi




