Turkiga ayaa xaduuda Suuriya ka dhisaya Minaaradaha laga rido Qoryaha otomaatiga u dhaca

admin
3 Min Read
Turkiga ayaa xaduudownloaddada  Suuriya  ka  dhisaya  Minaaradaha laga rido Qoryaha otomaatiga 
 
qaybaha Maamulka Wasaarada  aminga  Turkig ayaa dhisaysa qalab Casriga oo Waardiyeen doona xaduudaha uula leyahay dalka suuriya.
 
Arintaan ayaa kusoo adeeysa kadib markii Ciidamada sheeegtey qilaafada  Islaamiga ee Daacish ay Weerar kusoo qaadeen gobolada dhaca wooqyiga Turkiga  , iyaoona halkaasi ku dilay dad shacaba ,
intaasi kadib Turkigu wax auu goaansaday in uu dhiso Minaarado laga wardiyeen doono xaduudaha iyadoo loo adeegsan doono qalab Casri ah  kasoo sheegi doona qofka soo gala xaduudiisa 300 meter wax dhan , intaasi kadib  qalabkaasi ayaa bixin doona digniino isagoona ku hadli doonaa sadex luuqadood , hadii uu qofkaasi kaga laaban waayo xaduuda qalabkasi waxuu amar ku qabaa in uu xabado ku rido qofkaasi si otomaatik ah wana qalab ku shaqaynaa Kombuuter.
 
gobbolada ay ka dhaceen dilalkii qorsheesnaa ee daacishto kusoo galeen Turkiga , durba waa la dhisay oo waa ay dhameeyeen dhismahiisa waxa sidaasi yiri Maamulkii shaqadasi lahaa ,
 
Warshada sameesa agabka ciidamada Meliteriga Turkiga ASELSAN ayaa Diyaarinaysa barnaamijkan Casriga ah ee u shaqeen doona sida heer-kasare . wuxuna wataa qoryo ridi doona xabado hadii uu arko dhaqdhaqaaq ka dhan ah amaanka magaalooyinkaasi , sidoo kale waxa ku xiran kaamirado sheegi doona qofka soo gudba xadka iyagoona siinaya digniino cod ah kasoo loogu sheegayo qofkaasi inuu ka noqdo meeshiisa,
 resized_817b3-b7a1d710border
 
Qalabkan ayaa ah mid heersare ah kasoo wax wayn ka badali doona dhanka amaanka gobolada dhaca waqooyiga , wana mid aan laheen waqti ugooniya wuxuuna awoodi doonaa in uu shaqeeyo 24 saac maalin kasta ,
Waana qalab loo dhisay in uu si wanagsan amaan usugo , qalabkan oo ah qalab komutar laga hagi doono ayaa lagu shubay sadex luuqadood oo kala duwan kuwaasoo uu kula hadli doono qofka soo gudba xadka , side degdeg ah uga laabo meeshaa ayuuna ku leeyahay qofka uu arko qalabkan hadii uu ka dhaga adeego waxuu amar u qabaa in uu xabadeeyo ama toogto , isla markaasba .gobolada laga hirgaliyay waxa ka mida ah Hatay, Gaziantep, Şanlıurfa and Mardin.
 
Dowlada Turkiga aya wada howgalo badan oo ku aadan dhankaasi iyo la dagaalanka Daacish , sida ay shegtey wasarada amniga , dhawaan ayee diyaradaha qumaatiga u kaca ee cidamada Meliteruga Turkiga ayaa weerar ku dilay Qaar kamida ciimada dacishto fariisimo ay lahaayeen , iyanooga sheegey in ay ka dileen dhowr askar , kana gubeen hub iyo saanad ay cidamada dacishtu ku lahayeen farisimahaasi ,,
 
FEEDPOST
 
WQ Kamal Hassan Hussein
Share This Article