Ardayda Soomaaliyeed ayaa maanta u fariistaanaya imtixaanaadka mideysan ee dugsiyada sare ee dalka

admin
1 Min Read

FD1FA6AC-E5F2-4C06-9054-560C24FECFBE_w610_r1_s

Ardayda Soomaaliyeed ayaa maanta u fariistaanaya imtixaanaadka mideysan ee dugsiyada sare ee dalka, kaasi oo ay qaadeyso wasaarada waxbarashada Soomaaliya.

Ardayda ayaa imtixaanka ku gali doona goobo ay u diyaarisay dowladda,  iyadoo laga shaqeeyey hanaanka ardaydu ay u galayaan imtixaanada.

Wasaarada waxbarashada masuuliyiin katirsan ayaa la socon doona qaabka loo qaadayo imtixaanada iyo guud ahaan sida ay wax u dhacayaan, si hab sax ah oo nidaamsan ay u ugu galaan ardayda imtixaankooda.

 

Dolwada soomaaliya gaar ahaan ayaa xil wayn iska saartay sida loo midayn lahaa ardayda soomaaliyeed , wana tilaabo aad u fiican oo ay wasaaradu ku tilaabsatay .

 

WQ kamal Hassan

Share This Article