DAAWO Ciidamada badda Talyaaniga ayaa muhaajiriin ay kasoo bad-baadiyeen badda waxay geeyeen Jasiiradda Lampedusa.

admin
1 Min Read

Ciidamdooniada badda Talyaaniga ayaa soo badbaadiyay Dooni ay saarnaayeen kudhowaad 600 Muhaajiriin kasoo baqoolay xeebaha dalka Liibiya , muhaajiriintaan ayaa isugu jira wadamada Soomaaliya , Sudan , Eriteria , Ethopia , Jaat . waxayna doontaani kaso qaaday xeebaha liibiya si ay u gaaraan wadama yurub gaar ahaan Talyaaniga ,

Dooninad dhoor cisho dulsabeenaysay xeebaha talyaaniga , nasiib wanaag waxa soo gaaray Ciidamada Badda talyaaniga , durba waxa lo keeney Dooman lagu daabulo dadka kuwaaso lagu geynaayo jasiirada lamaduus ,

 

 

 

Halkan Ka Daawo

 

 

Doonidan ayaa ah doonidii 24 naad oo ay badbaadiyaan ciidama Talyaaniga bil gudaheeda sida ay sheegtey UNHCR , tirada dadka soo gaaray Talyanaiga ayaa lagu qiyaasay Bishan in ka badan 5000 kun Muhaajiriin kasoo Cararay wadamada Afrika

WQ kamal

Share This Article