Maamulka Jubbaland ayaa Furay Xarun lagu Dhaqan Celinaayo Al Shabaab
KISMAAYO – Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose waxaa laga hirgelinayaa xarun weyn oo lagu dhaqan celinayo laguna tababarayo maleeshiyada ka soo goosta ururka al-Shabaab. Mashruuca xaruntan lagu dhisayo…
Garoonka Diyaaradaha istanbuul oo Dib loo furagy Maanta .
ISTANBUL — Garoonka diyaaradaha Ataturk ee magaalada Istanbul ayaa si buuxda dib loogu furay arbacada maanta ah, kadib weeraro ismiidaamin ah oo fiidnimadii talaadada lagu dilay 41 qof islamarkaana lagu…
Istanbuul 41 Qof ayee Maraysaa Tirada Dhimashada Dhawacuna 200 Ayuu kor u Dhaafayaa
Warakii ugu dambeeyay ee kasoo baxaya qaraxii lala beegtay Garoonka Diyaaraha Caalamiga Ataturk ee Magaalada istanbuul ayaa Sheegaya in ay soo kordheeso tirada dhimashada , sida laga soo xigtay goobaha…
Soomaali ka badbaaday qaraxii kadhacay Garoonka Diyaaradaha Ataturk istanbuul
Istanbul : Soomalida badan ayaa ka badbaaday qaraxii caawa ka dhacay Istanbul Ataturki Airport , sida uu Goob jooge soomaali ah ii sheegay , “”soomaali badan ayaa joogtay Airportka…
Qarax iyo Weerar lagu Qaday Ataturk Airport
Rag hubeesan ayaa qoryo galay Gudaha Airportka Ataturk Kadib marki ay dhaceen 3 qarax oo is xigxiga, kuwaasoo ay fuliyeen Naftood hurayaal, Qaraxa ayaa dhacay daqiiqado kadib Xiliga Afurka Magaladan…
Madaxwaynaha DFS ayaa Tacsi u Diray dadkii ku geeriyooday Weerarkii Nasa Hablood Hotel
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in shacabka iyo dowladda aanay marnaba isku dhiibi doonin argagixisada. Madaxweynaha ayaa uga tacsiyeeyay shacabka Soomaaliyeed, qoysaska iyo eheladii ay…
Ciidamada NISA ayaa soo Afjaray Weerarkii lagu qaaday Hotel Naasa Hablood
Ciidanka NISA ayaa ku guuleysta in la soo afjaro howl gal saacado qaatay kaddib markii koox hubeysan oo ka tirsan argagixisda Al-Shabaab ay galeen Hotelka Naasa Hablood 1 ee ku…
WarMurtiyeedkii kasoo baxay shirkii Madasha qaranaka ee Baydhabo
Baydhabo:Warmurtiyeedkii kasoo baxay shirkii Madasha. 1. Madasha Hoggaanka Qaran waxay mahad celin iyo ammaan u jeedinayaan shacabka iyo Dowladda Koonfur Galbeed soo dhoweynta iyo marti-gelinta shirka Madasha Qaran. 2. Madashu…
Tiradii ugu badneen eeTahribayaal ayaa lagu bad-baadiyay Xeebaha dalka Talyaaniga
Ciidamada illaalada xeebaha dalka Taliyaaniga ayaa sheegay in ay badwaynta Mediterranean-ta ay ka soo badbaadiyeen 4500 oo muhajiriin ah khamiistii oo kali ah. Waxay sheegeeen in ay sare u kacday…




