Qarax iyo Weerar lagu Qaday Ataturk Airport

admin
1 Min Read

turki qarax

Rag hubeesan ayaa qoryo galay Gudaha Airportka Ataturk Kadib marki ay dhaceen 3 qarax oo is xigxiga, kuwaasoo ay fuliyeen Naftood hurayaal,

Qaraxa ayaa dhacay daqiiqado kadib Xiliga Afurka Magaladan istanbul,

Waqtiga qaraxa dhacay soomali badan ayaa joogtay airportka kuwaa oo Safar u ahaa Mogdisho sacada kadib, Nasiib Daro qarax xoogan ayaa dhacay , lama Xaqiijin wali dadka dhintay in ay soomali ku jireen balsa sidsn warbixin ku helney shaqsi soomali oo kamid ahaa Rakaabka caawa diyaarada ku qoranaa ayaa dhaawac yar fudud soogaaray, mar uu masoo wacay waxa uu nooshegay in uu ku jiro Masjid ku dhex yaala Garoonka, uuna Caafimaad qabo marka laga reebo Dhaawac yaroo fudud, kasoo kasoo gaaray Qaraxa,

Dowlada ayaan wali ka hadlin balsa Goob aha caafimadkada ayaa sheegey dhoor iyo to bon geeri ah dhaawacana u intaas ka badan yahay ,

Ciidamada amaanka ayaa soo Afjaray, Weerarka Garoonka lagu qaaday,

Mr. Kamaal

Share This Article