Maamulka Jubbaland ayaa Furay Xarun lagu Dhaqan Celinaayo Al Shabaab

admin
1 Min Read

somalia-shabab_3149429b

Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose waxaa laga hirgelinayaa xarun weyn oo lagu dhaqan celinayo laguna tababarayo maleeshiyada ka soo goosta ururka al-Shabaab.

Mashruuca xaruntan lagu dhisayo ayaa waxaa maalgelineysa dowladda Jarmalka, ayada oo maamulka Jublanad uu maareyn doono.

Gudoomiyaha gobolka Jubbada Hoose Cabdirashiid Cali Gooni ayaa VOA u sheegay in xaruntaan ay ka koobantahay Dhaqancelin isugu jirta Waxbarashada, farsamo shaqo iyo tababar dhanka maskaxda ah.

Gudoomniyaha Gobbolka Jubbada Hoose Cabdirashiid Cali Goon. Ayaa sheegey in xaruntaani aysan aheen xabsi balsa  dhalinyarada bari doonaan Farsamo ay ku shaqeesan karaan , waana Xaruntii ugu horeesey oo noocaan oo kale laga furo magalada kismaayo ,

xarumahan oo ay Taaba Galinayaan  Dowlada germalka iyo hey,ado kale oo caalami ah ayuu ku  sheegey Gudooomiye Goon in ay iyagu irdaha u garaaceen oo ay kaso dhameyeen mashruucaasi loo fuliyo dhalinyaradan kasoo laabaneesa Kooxaha al shabaab ee argagixisada ah .

 

 

 

WQ kamal

Share This Article