taariga baabuur 9 milyan doolar lagu iibsaday
shaqsi 9 milyan dolarka mareeykan ka bixiye taargada baaburta dalka duba, dalkan qaniga ku ah shidaalka dadkiisa qaar baa jecel in ay laga qaali ku hantaan taargada baabuurta oo hal…
digniin ku wajahan milkiilayasha guryaha vilooyinka Dubai
xukuumada daaqliga dalka Emrada Dubai qeeybta difaaca adeegyada bulshada ayaa si sharci ah ugu dhawaaqday amar lagu farayo dadka kunool dalke Emaradka ee Dubai in ay ku xiraan aqladooda ama…
shirkad dumarka ku qasabta iney shumiyaan milkiilaha
arin aduunka intiisa badan cajiib kunoqtay ayay aheed markii la soo shaacbixiye shirkad dalka shinaha ku taal oo maamulkeeda sare shaqaalaha dumarka uu ku qasbo ineey shumiyaan subaxkasto inta shaqada…
cabasho ka dhan ah maamulk qaabdhismeedka maamulka hirshable
qaar kamid ah beelha ku kunool gobolada hiran iyo Shabeleda Dhexe ayaa waxaa ay mujinayaa cabashooyinn ka dhan ah qaabdhismeedka maamulka halka laga dhsiyao. belahan ayaa shegaya in beelaha qaarkood…
Aqalka sare ma gole nabadeed baa mis awaa mid colaadeed
madasha maamul goboledyad dalka somaliyeed waxaa ay soo saartay in lasameeyo waxa loogu magacad daray aqalkasare kaa oo matili doono maamulu goboleedyada somaliyeed. runtii aqalkan waxaa dadka shacbiga loo…
afheyeenka baarlamaanka maamulka Hir Shabelle oo la doortay
si kumeel gaar ah waxaa loogu doortay afheeynka baarlamaanka hirshabele kaa oo loo doortay qofka ugu da’da weeyn doorashadan ayaa timid xili dardar xoogan loogu jira hirgelinta maamul goboleedka…
hoobiye yaal magaalada muqdishu cawada ka dhacay
kud howaad 4 hobiye ayaak u dhacay xaafado katirsan degmad wadajir hobiyashaan ayaa aha kuw ku soo dhoocay goobo deegaan ah. dadka deeegan ayaa sheegey in ay qal qalweeyn geliyaan…
dagaalka sedxaad aduunka
waklada wararka aduunkoo qaarkood ayaa axaa inbadan ka qoreeyn saan saan dagaalka 3 aduunka kaa ay macquultahay inuu dhac mar uun. quwadaha aduunka ugweeyn oo dhaqaale badan ku bixya sameynta…
Mareykanka oo war cusub kasoo saaray duqeyntii gobolka Mudug
Wasaarada Gaanshaandhiga ee dowladda Mareykanka ayaa war cusub kasoo saartay duqeyntii Arbacadii lasoo dhaafay loo geystay saldhiga ciidanka maamulka Galmudug ay ku leeyihiin deegaanka Jeexdin ee Bariga gobolka Mudug.…
ciidanka dalka bakistaan oo gacanta ku dhigay aaaskar Hindi ah
isku dhacyo labada ciidan Pakistan iyo Hindiya aayaa waxaa ka socdeeyn xaduudka u dhaxeeyo labada dal. waxana burubur ko=u dhow xabadjoojin mudo dheer soo jirtey. militeriga labada dala ayaa markasto…




