afheyeenka baarlamaanka maamulka Hir Shabelle oo la doortay

admin
1 Min Read

 

si kumeel gaar ah  waxaa loogu doortay afheeynka baarlamaanka hirshabele kaa oo loo doortay qofka ugu da’da weeyn doorashadan ayaa timid xili dardar xoogan loogu jira hirgelinta maamul goboleedka hirshabele. dowlada federaalka ayaa waxaa ay dadaal  xoogan ugu jirtay mudo bilo ah ineey dhisto maamulka hirshabele.

 

waxaana loo doortay  Mohamed Siyad Barqadle oo ah qofka labaad oo ugu da’da weeyn xildhibaanda kaa oo dhashay sandka 1949 . waxaan uu sharciga dowlada federalka dastuurkeda uu  qorayaa in qofk ugu da’da weeyn uu si kumeel gaar u hogaamiyo baarlamaanka. sahqisagaas oo ka cudur daartay sheeget inuu u taagaynyhy jagada ku xigeeynka afhayeenka baarlamaanka.

bishan october 9 waxaa la dhaariyeye xildhibaanada hirshabele, 10 waxaa la doortay afheeyn ku meel gaar 12 waxaa lo dooran doonaan afhayeen baarlamaanka oo rasmi ah halka 15 bishan oktobbor la dooran doono madaxweynaah hirshabele

casimada maamulka waxaa laga dhigay magalda Jowhar casiamda gobolka shabeled  dhexe waxaana la filyaa in maamulkan uu qeeyb ka noqondono doorshooyink madaxweyne eedalka taa oo fooda nagusoo heeyso

Share This Article