kud howaad 4 hobiye ayaak u dhacay xaafado katirsan degmad wadajir hobiyashaan ayaa aha kuw ku soo dhoocay goobo deegaan ah. dadka deeegan ayaa sheegey in ay qal qalweeyn geliyaan xaalada aam ee xafada. madaafiicadn ayaa dhacay xili dadka salaada maqrib ay tukanyeen waxaan ay kuso odhaceeyn sida la sheegeey agaagaarka masjidka cabdulahi binu cabaas oo ku yaal xafad buuloxube
lama yaqan sabata ka dambeeys madaafiicaan dadka qaar ayaale waxaa lala begsanaye villa beydhabo halkaa ka dhow taa oo ah xarun cidanka dowlada ay degnayahiin. halka dadka qaarna ay ku sheegayaan in loola damcasan garoonka diyaradah adedn cade oo xogaa u jiro goobta madaafiicada ku dhaceeyn.
waxaa halkaa soo gaaray cidanka saldhig degmadwadajir kuwaa oo risaas ku bilaawe dadkii meesha yaaceey basle aysan waxa gaarsiin. maha markii ugu hireeyse madaafica laga tuuro xafadaha buuloxubey iyo ceel qalaw markii sedexaad mudo 50 cisho gudahooda.
ilo wareedyo aya sheegayo iney jiraan dhaawaca soo garay dad shacbi oo uu gaaray waxyeelo madaafiicda



