waklada wararka aduunkoo qaarkood ayaa axaa inbadan ka qoreeyn saan saan dagaalka 3 aduunka kaa ay macquultahay inuu dhac mar uun. quwadaha aduunka ugweeyn oo dhaqaale badan ku bixya sameynta hubka wax dila sida nugliyeerka iyo madaafiica waaweeyn ayaa la baqayaa in dagaal lama filaan uu dhexmaro kaa oo lahan kara sameeyn boqol jibaar kabadan dagaalkii koowaad iyo kii labaad aduunka.
muranada u dhexeya qaarkamid ah quwada awooda badan sida America, China iyo Ruushka ayaa leh cabsideeyda in dagaal halis dhaliya uu dhacaa. muranada wasaqeeynta hawada, isticmaalka hubka nugliyeerka iyo muranka siiriya oo dhex taagan labo wadan oo ak mid ah quwadaha aduunka ugu xooga badan.
marka laga hadlay hubka halista nugliyeerka waxaa xadiga u badan heeysta dalka Ruushak oo heeto 8,400 madaxyada qaada nugliyeerka iyo adla Amerika oo heesto 7,500 madaxyada qaada hubka nugliyeerka. iyo dalal kale oo heetso tiro ka daba dhow cadadaan.
wadamada qilfookoda laga baqayo inuu dhaliya dagaalka 3 waxaa safka dabme uga jiro dalalka Paksitan iyo Hindiya oo heeystaan buka nugliyeerka. labadan dal ayaa waxaa ka dhexjirta xiisad colaad mudo dheer soo jirty taa hada meel sare mareeyso.



