xukuumada daaqliga dalka Emrada Dubai qeeybta difaaca adeegyada bulshada ayaa si sharci ah ugu dhawaaqday amar lagu farayo dadka kunool dalke Emaradka ee Dubai in ay ku xiraan aqladooda ama guryaha qalabka qiiqa urirya kaa ka cawindoona dadak ine marka qiiq dhaco ay ka badbadaan waxyeelo ka timada dabka ama qiiqa.
Rashid Thani Al Matroushi madaxa waaxada difaacad adeegyada dadweeynaha oo hadlya ayaa yirir waxaan amarkan u soo saarnay inana ku badbaadina muwaadiniinta iyo dhamaan dadka kunool dalkeena. waa muhiim makinadaha qiiqa uriya in guryaha lagu dhajiya. qiiqa waxaa uu sababaa dhimasho iyo waxyeelo badan. dadka waxaa ay ku dadaalaan sida ay holca iyo debka uga bad baadilahayen.
qiiqa waxaa keena neef qabatin taa oo dadka aysan si dhaqsoleh u dareeymin. waxaa dhicikarta in dad u dhintaa qiiq ka yimid meel fog. waxaana leeyahay waa in guryaha oo dhan lagu xiraa makiinadahan qiiqa uriya. waan ogahay in dhismeyasha cusub ay ku xiranyhiin lakiin waxaan xooga sareeynaa dhismayasha hore oo aan laheeyn




