shirkad dumarka ku qasabta iney shumiyaan milkiilaha

admin
1 Min Read

arin aduunka intiisa badan cajiib kunoqtay ayay aheed markii la soo shaacbixiye shirkad dalka shinaha ku taal oo maamulkeeda sare shaqaalaha dumarka uu ku qasbo ineey shumiyaan subaxkasto inta shaqada aysan gelin. shirkadan Tongzhou District company arinkaan waa wax caadi ka ah shirkad sida waxaa sheegay qaar ka mid ah shaqaalah

milkiilaha oo hadlaya ayaa yirir  arnkan waxaa kor u qaadeeysaa kalsoonida shaqaalaha iyo sumcada waxsoo saare ee shirkada. shirkada ayaa ka ganacsta waxyaaha saameey cabitaanada lagu qaxweeye ama casariyeeyo sida shaaha iyo cabitanda qalabkoda

arinkaan ayaa ah mid dadka aduunka si weeyn usoo jiitey indhahooda. inkastoo dadka intooda badan ay dhaliileeyn hadan  waxaa jir qaar badan oo u riyaaqay.  tani ayaa u daneeyn doonto milkiilayash shaxaariga oo badanaa ka helo haa habashada jirka dumarka u shaqeeyo shirkadahooda.

Share This Article