heshiiska Shirkada DP World dhulka somaliya

  maalmahan waxaa sii kordhayey muranka dhanka ganacsiga dekedaha ay la galeyn maamulo katirsan maamulada ka jira dhulka somaliyed. waxaana uu gaaray heer dadka shacbiga iyo siyaasiyiinta ay ku kala…

Reysul Wasaare Xasan Cali Kheyre oo Dadka Naafada ah lakulmay

Mudane Xasan Cali Kheyre Reysul wasraha xukumada somaliyed ayaa xafiiskiis ku qaabilay wakiilo kasocday dadka naafada somaliyeed kuwaa oo ay ku balansanyeen in ay kawada hadlaan arimaha dadka naafada. waxaana…

Doorashada Gudomiyaha Ururka Hawenka Aqalka Sare

waxaaa hadeer si toos uga socoto Aqalka Sare Dowlada Somaliya doorashada ururka xildhibaanad haweeynka aqalka sare. waxaana dorshada ka soo qeeyb galay xubno kaladuwan oo kasocodo qeeybaha bulshada iyo xukumada…

Dood ku Saabsan Doorka Dadka Naafada Bulshada Ku Dhexleyahiin

Maalin Isniin 04 Decmber 2017 waxaa dood lagu qabtay maagalada Muqdishu Hotel Peace oo at kazoo qeeyb galeeyn dad kor udhaafaya 70 qofood oo kakala socodo Xafiiska Qaramad midoobey Muqdishu,…

Guddiyada joogtada ah ee golaha shacabka JFS oo maanta kulan isugu yimid

Kulanka 14 aad ee guddiyada joogtada ah golaha shacabka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, ayaa qabsomay waxaa shir guddoomiyay guddoomiyaha golaha shacabka, mudane Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari, waxaana goob joog ahaa guddoomiye…

Taliska Booliska Soomaaliyeed oo sheegay in wax badan laga bedalayo sugida Amniga Muqdisho

Ku simaha Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Generaal Mukhtaar Xuseen Afrax oo warbaahinta kula hadlayay Xaunta Tabarka Ciidanka Booliska ee General kaahiye ayaa sheegay in sugida amaanka magaalada Muqdisho wax badan…

gabdho ku dhintay iskuul dabqabsaday

kuleej ay waxkabrtaan gabdhaha  ayaa dab xoogan qabsaday kuleejka ayaa magaciisa yahay Mio Gilrs High School dugisga sare gabdhaha  ee Mooy kaa kuyaale caasimada dalka Kenya Neeyroobi.  sida la shegayo…

natiijada doorashada Dalka Kenya oo la fashiliyey

  maxkadmada sare dalka kenya ayaa waxaba ka majiran ku tilmaantey doorsahadii bisha lasoo dhafay dalka ka dhacaday iyo natiijada kasoo baxaday taa dib oogu soo doortay madaxaweynaha xilkiisa dhamadey…

fadeexada Zuma Dalka south africa oo qal qal gelisay siyaasada

dalka south afrika waxaa hareeyse fadeexad qooyska madaxweyanaha dalka ka arimaya. taa oo ah musuq maasuq  dhaqaale lagu soo eedeye wiilka uu dhalay madaxweyn Jocob Zuma dalka south africa oo…

Xiriirka Siyaasada Amerika iyo Ruushka oo sii xumanaya

waayadan dambe waxaa sii kordheyse xiisad siyaasadee oo u dhexeysa dalalka USA iyo Russia too kasoo bilaawatay tuhunka olalaha doorasha dlaka amerika ay kulahed xukamada Moskow oo lagu tuhunsadaa ineey…