Reysul Wasaare Xasan Cali Kheyre oo Dadka Naafada ah lakulmay

Mudane Xasan Cali Kheyre Reysul wasraha xukumada somaliyed ayaa xafiiskiis ku qaabilay wakiilo kasocday dadka naafada somaliyeed kuwaa oo ay ku balansanyeen in ay kawada hadlaan arimaha dadka naafada. waxaana ay kawada hadleyn sida cabashad dadka naafada ay qabaan loo xalin lahaa.  dadka naafada ayaa waxaa ay dalbadeeyn in loo sameeyo hayad qaran pp dastuuri ah, maadama aysan jirin wasaarad iyo xildhibaano matalo.

waxaa halka hadal kooban yiri Shiikh nuur Baaruud oo si diinni ah ula hadaly reysul wasraha iyo ahmiyada ay leedahay in dadka naafada la caawiyo iyo in xaquuqaadkooda la siiyo mudnaan. dadka naafada ayaa waxaa ku celceliyeen dhaliisha ay u hayaan wasradaha qaar oo caqabad joogto ku ah dadka naafada somaliyed

reysul wasare qeerye oo ka cudur daartay in uu san u heeynin waqti dheer ay ku kala warqaataan ayaa u mahad celiyed dadka naafada  waxaana uu u balan qaaday waxqbad in ay u mujiyaan dadka naafada. waxaa kale oo uu xusay in ay muhiimtahay wadasahqeeynnta wasradaha ay queseyso hoowlaha naafada.  reysul wasre qeeyre ayaa hadalkiisa kusoo gaba gabeey waa aan daneeyneeyna in dhisno hayad dadka naafada leeyahiin.

dadka naafada ayaa aad ugu riyaaqsan in ay la kulmmaan mudo 2 jeer reysul wasre qeeyre kulamada oo kusoo idlaada markasto balamo. waxana ay xuklumada ka filayaan wax qabad muuqdo

  • Related Posts

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    ururada dadka naafada oo gacan xoogan ka geeystay ciidsiinta dadka naafad xiligan adag oo ay somaliya ka jirot xaalado qilaafo siyaasaded, sameynta cudurka covid19 iyo daadad biyo laga soo shegeyo…

    Dadka Naafad oo Cabasho ka ah Ansaxinta Xubnaha Sare Hayada Naafada Qaran

    21 Janayo 2021 MAALIN MADOOW EE NAAFADADadka naafada ayaa u arka maalin madow kadib ansaxinta xubnaha sare hayada naafada si anan sharci aheyn. Waxaana lagu xad gudbay xaquuqda iyo xaq…

    You Missed

    Somali government issue public lands limit degree

    Inclusive for all election training workshop

    Inclusive for all election training workshop

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali National Disability Agency

    Somali National Disability Agency

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY