waxaaa hadeer si toos uga socoto Aqalka Sare Dowlada Somaliya doorashada ururka xildhibaanad haweeynka aqalka sare. waxaana dorshada ka soo qeeyb galay xubno kaladuwan oo kasocodo qeeybaha bulshada iyo xukumada iyo besha calamaka.
ururka haweeynka aqalaka sare waxaa uu lahaandona ahmiyad siyaasdeed iyo mid waqbad marka loo eeg bulshada iyo nidaamka dowliga. waxaana la filaa saacadaha soosodo in arinkaa lasoo gabagabeyo
waxaa aay aheed isbuucyo ka hor markiia sidan oo kale la qabtay doorashada xildhibanda baarlamka taa oo ka dhacaday xurunta baarlamanka. waxaana ku guleyste xildhibanda Mina Xaji Shibis oo had gudomiso ururka.
ma ahan markii uGu horeeyse dorashoyinka gudiyada iyo ururada baaralamada somaliyeed la qabto axaana kusoo bax shasiyaad sikasta ha ku yimaadeeyn. arinta muhiimka ah waa in at noqdan kuwa guda kara waajibadkooda iyo in at hogansaman dastruuka qaran iyo sharuucda ururada at Hogan u qabteyn



