Dood ku Saabsan Doorka Dadka Naafada Bulshada Ku Dhexleyahiin

Maalin Isniin 04 Decmber 2017 waxaa dood lagu qabtay maagalada Muqdishu Hotel Peace oo at kazoo qeeyb galeeyn dad kor udhaafaya 70 qofood oo kakala socodo Xafiiska Qaramad midoobey Muqdishu, Wasradaha/Xildhibaano, xafiska reysul wasraha, ururada bulshada rayidka iyo ururada dadka naafada u adeego.

waxaa halkaa looga dooday doorkad dadka naafada ku dhex lahaan karaan bulshada iyo hayadaha dowliga dalka ka jiro. dadka naafada ayaa waxaa at si firfircoon uga qeeyb qateyn dooda waxaan su’aal la weeydiya ka jawabay dadka fadhiye masraxa

dadka naafada ayaa halkaa ku hantay xog iyo maclumad badan ku saabsan xaquuqaadkooda aas aasiga iyo kuwa caalimga ah. waxaa dadka looqeeyb biye bug yar oo gacanta algu qato ku qoran afafka Somalia iyo ingriis kaa si waadax ah u ga hadlaye xaquuqaadka dadka naafada ah aduunka.

Halkudhigyada

  • gaaritaanka bulsh adaga oo dulqadata horumarka
  • waxaan qeeybka aheeyn waxba noo ma ahan
  • wax loo wada dhanyahay iyo ka qeeybgalin

waxayabaha aksoo baxay  dooda waxaa ka mid ah

  • in wasrada xaquuqul insaanka iyo dowlada somaliyed at sameyaan siyaasada dadka naafada heer qaran
  • saxiixa iyo ansaxita xeeraraka caalmiga xaquuqda dadka naafada oo at sameyse Qaramada Midoobay
  • wasrada shaqada iyo shaqaalaha waa ineey hirgelisa xeerarka shaqoyinka fudud ee ILO iyo in at soo saarta amar waajib qaran in  10% shaqalaha qaran iyo kuwa dadweynaha ahadan dad naafo ah.
  • wasarada waxbrashada iyo taclinta sare waa ineey hirgelisa waxbarashada dadka baahida qaaska ah qaba.
  • sameynta buuga xaquuqda dadka naafada calaamiga qaab farta dadka arga l’a iyo suul dhabaal tan dadka dhagaha l’a.
  • yagleelida hayad qaran dadka naafada u adeegto mid dastuuri ah.
  • in loogol xaaro qabashada shirweyen qaran dadka naafad uu soo qaban qaabiyo xafiisak reysul wasraha Xasan Cali Kheyre.
  • abuurida daqli heer qaran horumarinta iyo daryeelka dadka naafada

  • Related Posts

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    ururada dadka naafada oo gacan xoogan ka geeystay ciidsiinta dadka naafad xiligan adag oo ay somaliya ka jirot xaalado qilaafo siyaasaded, sameynta cudurka covid19 iyo daadad biyo laga soo shegeyo…

    Dadka Naafad oo Cabasho ka ah Ansaxinta Xubnaha Sare Hayada Naafada Qaran

    21 Janayo 2021 MAALIN MADOOW EE NAAFADADadka naafada ayaa u arka maalin madow kadib ansaxinta xubnaha sare hayada naafada si anan sharci aheyn. Waxaana lagu xad gudbay xaquuqda iyo xaq…

    You Missed

    Somali government issue public lands limit degree

    Inclusive for all election training workshop

    Inclusive for all election training workshop

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali National Disability Agency

    Somali National Disability Agency

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY