Guddiyada joogtada ah ee golaha shacabka JFS oo maanta kulan isugu yimid

Kulanka 14 aad ee guddiyada joogtada ah golaha shacabka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, ayaa qabsomay waxaa shir guddoomiyay guddoomiyaha golaha shacabka, mudane Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari, waxaana goob joog ahaa guddoomiye ku xiggeenka koowaad ee golaha, mudane Cabdi wali Muudey, iyaddoo looga hadlay kulanka maanta dib u eegista qabyo qoraalka xeer hoosaadka golaha shacabka.

kulanka oo xubnaha guddiyadu ay dood ka yeesheen xeerka, ayaa waxaa gaba gabadii la hadlay saxaafada xoghayaha guud ee golaha shacabka mudane Cabdikariin Xaaji Cabdi Buux oo sheegay in la isla gartay in qabyo qoraalka xeer hoosaadka golaha shacabka ay xubanaha guddiyadu soo aqristaan,  isla markaana la isku soo laabto maalinta axada ah si talo soo jeedin loo sameeyo.

guddiyadda, ayaa qaadan doona waqti kooban oo ay ku soo akhristaan xeerkaan qabyada ah waxaana aqrinta ka dib la horgeyn doonaa golaha shacabka si loo ansixiyo oo uu u noqdo xeer ay ku shaqeeyaan goluhu.         

  • Related Posts

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    ururada dadka naafada oo gacan xoogan ka geeystay ciidsiinta dadka naafad xiligan adag oo ay somaliya ka jirot xaalado qilaafo siyaasaded, sameynta cudurka covid19 iyo daadad biyo laga soo shegeyo…

    Dadka Naafad oo Cabasho ka ah Ansaxinta Xubnaha Sare Hayada Naafada Qaran

    21 Janayo 2021 MAALIN MADOOW EE NAAFADADadka naafada ayaa u arka maalin madow kadib ansaxinta xubnaha sare hayada naafada si anan sharci aheyn. Waxaana lagu xad gudbay xaquuqda iyo xaq…

    You Missed

    Somali government issue public lands limit degree

    Inclusive for all election training workshop

    Inclusive for all election training workshop

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali National Disability Agency

    Somali National Disability Agency

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY