natiijada doorashada Dalka Kenya oo la fashiliyey

 

maxkadmada sare dalka kenya ayaa waxaba ka majiran ku tilmaantey doorsahadii bisha lasoo dhafay dalka ka dhacaday iyo natiijada kasoo baxaday taa dib oogu soo doortay madaxaweynaha xilkiisa dhamadey  Uhuru Kenyata .  arinkaa ayaa ah mid ka farxindoonta taagerayasha mucaradka oo si weeyn uga biyo diidanaa natjjida doorashada iyo guuldarada ka dhanka oo lagu dhawaaqay. maxkamada sare ayaa ku dhawaaqday in mudo 60 malin gudaheeda lagu qabto doorasha xalaal ah

madaxmeye Uhuru Kenyata  oo saxafada la hadlaye ayaa yiri waan soo dhoweeyna xukuna maxkamda, lakiin waxaan leehayahy kuma qanacsani go’aanka maxkamda ay gaartay. waxa uu kasoo horjeda rabitaanka milyan dadka oo codeeye kuwaa doortay cidii ay doneyeen. lakiin waan aqbalay xukunka ayuu ku celceliye isga oo ak wajigiisa ka muuqato naxtiin iyo muruga xoogan.

dadka reer kenya ayaa waxaa ay doorasho u dhaqaaqeeyn horant Bisha Augost taa oo ay ka qeeyb qaateeyn dadka badan milayan oo codbixiyeyaal ah.  musharaxiinta doorashada ku tartamay Reylo Oding iyo Uhuro Kenyta ayaa safka hore kaga jiray.   waqti adag codbixin iyo tirin codadka kadib waxaa lagu dhawaqy uu guuleeyste musharaxa Uhuru Kenyata  oo ah madaxweynaha waqtigga xilka ka dhamaday

hogamiya mucaradka Raila Odinga oo ah nin 3 jeer  u soo tartamay doorshada dalkakenya aayaa ka horyaimid natiijada doorashada dalka kenaya 2017. waxaan uu codsadey in baartinaan dheeri ah la sameyo ka dhan ah musuq maasuq iyo wax isdabamreyn dhanka codadka oo dhacay.

waxayabaha la tauhmay waxaa ka mid ah dilka madaxada  farsadmada codadka dhanka kumputerka oo la dilay malin ka hor inta dorashada ay bilabanin. iyo codad badna oo laga waye gobahii laga codeye. iyo hanjabado joogta oo loo geyste goobjoogeyaal doorashada in dha indheeynaye.

 

 

  • Related Posts

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    ururada dadka naafada oo gacan xoogan ka geeystay ciidsiinta dadka naafad xiligan adag oo ay somaliya ka jirot xaalado qilaafo siyaasaded, sameynta cudurka covid19 iyo daadad biyo laga soo shegeyo…

    Dadka Naafad oo Cabasho ka ah Ansaxinta Xubnaha Sare Hayada Naafada Qaran

    21 Janayo 2021 MAALIN MADOOW EE NAAFADADadka naafada ayaa u arka maalin madow kadib ansaxinta xubnaha sare hayada naafada si anan sharci aheyn. Waxaana lagu xad gudbay xaquuqda iyo xaq…

    You Missed

    Somali government issue public lands limit degree

    Inclusive for all election training workshop

    Inclusive for all election training workshop

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali National Disability Agency

    Somali National Disability Agency

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY