Xiriirka Siyaasada Amerika iyo Ruushka oo sii xumanaya

admin
1 Min Read

waayadan dambe waxaa sii kordheyse xiisad siyaasadee oo u dhexeysa dalalka USA iyo Russia too kasoo bilaawatay tuhunka olalaha doorasha dlaka amerika ay kulahed xukamada Moskow oo lagu tuhunsadaa ineey sameeyeen qiayaano dhanka codadka oo ay wax is dabamariyeed. arinakaa ayaa keenay in dolwada Ruushka ay  waxbadan ka dhinto  wakiilada dalka USA u fadhia Mokow.

 

dowlada amerika oo ka duleeysa ceeyrinta shaqlaha safarada iyo qunsuliyada USA ee dalka ruushka ayaa waxaa ay hada ku dhawaaqday xirtaan qunsilayada dowlada Rushka ee kutaala San Farnasiska cariga Amerika. iyo labao xarumood loga rimyo dalka Ruushkao o kuyaalo USA.

 

xiriirka labada dhinacay ayaa la filaaye inuu noqdaa mid sii haagaa markii uu xilka qabtay madaxwey Trump  oo lagu xagaliya xiirdhow inuu la leeyahay Madaxweyanaha Rushka Faladamir buutin.

 

Share This Article