Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Kenya oo ka wada-hadlay arrinta xuduudda labada Dal

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Amb. Ahmed Issa Awad ayaa kula kulmay Magaalada Nairobi shalay dhiggiisa dalka Kenya H.E. Amb. Monica Juma. Kulanka ayaa looga wada hadlay xiriirka…

Golaha ammaanka ee QM oo isku raacay muddo kordhinta xafiiska UNSOM ee Soomaaliya

Shir ay ku yeesheen magaalada New York,Golaha Ammaanka ee Jimciyadda Qurumaha ka dhexeysa ayay ku meel mariyeen qaraar waqtiga loogu kordhinayo Xafiiska Siyaasadda ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya UNSOM. Golaha…

dhulboobka dowlada keenya iyo qorshaha dhismaha darbiga xadka

dowlada keenya oo ku fashilantay damaceedii ahaa in ay dhacdo badan somaliyed ayaa hadeer waxaa wadaa qorshekle oo ay ku dhacdo dhulka somaliyed. iyada oo ku andaconeysa amaan. sanadadiid lasoo…

Dowladaha Kuweeyt iyo Philibiin oo kal saxiiday heeshiis dhowrayo xaquuqda shaqaalaha

dalalka Kuweeyt iyo Philibin oo kala saxiiday heshii  lagu daryeelo shaqaalaha xogsatada ka shaqeeye dalka kuweyt ooo u dhashay dalka philibiin.    kadib wafdi Kuweeyd heer wasadaradeed oo booqosho ku tagay…

Boqortooyada Sacuudiga oo shaacisay ineey sameysan doonto wershad quwada nugleerka korontada laga dhaliyo.

Maxamed Bin Sultaan madaxa boqortooyada sacuudiga ayaa ku dhawaaqay in yasan qorsheeynin sameysashada buka nugleerka, balse hadii xukumada terharna ay ku dhaqaado. boqortoyada sacuudig maxkamd caalmi ayay la tiisan doontaa.…

ciidan fara badan oo baarlamanka amaankiisa la wareegey

jimco 16 marso 2018 dhismaha  golaha shacbiga somaliyed ayaa waxaa soo buux dhaafiye ciidanka amaanka oo halka lagu arkay si ka duwan sidii hore. golaha shacbiga  oo malmahan ay ka…

Buundo Ku taalo Magalada Miyaami oo burburtay

buundo yar oo ah mid dadka ay ku lugeeyaan oo kutaal dalka America Maglada Miyami ayaa qalbintay  wada weeyn ee Jmacada Florida international unviersity oo mesha ka dhow. buundadan ayaa …

kulanka madaxada Amerika iyo Waqoiga Kuriya

sida saxafada aduunka inteeda badan ay hadaly hayaan maalmahan. kulanka taarikhi ah oo dhex maridoono dalalka Amerkia iyo Waqoyi Kuriya kaa lo qorsheye iinu dhaco bisha soo socoto. shirkaan ayaa…

Daahfurka Shirka Wadatashiga Siyaasada Sportiga Somaliyed

Arbaco 06 March 2018 waxaa maanta si rasmi loo daah furay shirkada wada tashiga siyaasda sportiska somaliyee oo noqon doonto mid heer qaran dalka somaliyeed oo dhan lagu dhaqo. siyaasadan…

Wadooyinka Magaalda Muqdisho Maxaa lagu arkay?

wayaadan dambe waxaa soo korartay xiraanshaaha wadooyinka magalada Muqdishu caasimada dalka somaliyed hooy u ha 3 milyan qofood. taa oo ah caasimada dhaqalaha dalka somaliyeed ay ku  yaalaan suqayada ugu…