dalalka Kuweeyt iyo Philibin oo kala saxiiday heshii lagu daryeelo shaqaalaha xogsatada ka shaqeeye dalka kuweyt ooo u dhashay dalka philibiin. kadib wafdi Kuweeyd heer wasadaradeed oo booqosho ku tagay dalka philibiin halkaas oo lagu kala saxiixday heshiis lagu xaqiijinayo xaquuqda shaqbixiyaha iyo kan shaqalaha ah.
arintaan ayaa kadambeyse kadib shil dil logeeyste muwadin philibiin oo kunool dalka kuweeyd. kaa oo qooys kazoo jeedo dalka Siryo iyo Libnan. oo dil u geeysteen qof shaqaale y shaeyne oo laga helay meeydkda qaboojiye. xaaska qooyska oo u dhalatay dalka Siriya oo xabsiga la dhigay, halka ninka qabay haweyneda xiran uu isku daye in uu baxasaod. waxana laga soo qabtay dalka suuriya isga oo kujiro safar uu ku doonayo in uu garo Lubnaan oo ah dalka uu kazoo jeedo
sooqabashada ninkaan ayaa waxaa iska kaashaday cidanka sirdoonka dalka kuweeyd iyo interbool booliiska aduunka oo awood u leh in ay dambilaha dalkiisa kasoo baxsadaa laga soo qabto meelkasta uu joogo aduunka qaabwada shaqeeyn cidanka dalka dambilaha kasoo jeedo iyo ciidanka booliiska aduunka.



