dowlada keenya oo ku fashilantay damaceedii ahaa in ay dhacdo badan somaliyed ayaa hadeer waxaa wadaa qorshekle oo ay ku dhacdo dhulka somaliyed. iyada oo ku andaconeysa amaan.
sanadadiid lasoo dhaafay waxaa lole xogan k uqaadya qaxootiga oo ay ku eedeyse ineey ka dambeysan weerarada ka dhanka cidanka iyo dalxisayasha dalka kenya. hadana waxaa ay bilawaday qorshedii sedexaad oo ah dhulka ineey boobto.
shacbiga somaliyeed cadaawad xoogan uma qabin dalka kenya balse damacan xun waxaa uu sababi donaan ineey kacaan somalida ku nol dhulka somalida kenya xooga ku heeysato iyo dadka degan deeganada ku xeeran xaduuda. arintaan oo dhalinkarto kacoodno xoogan oo aan gordambe waxba laga qabankarin marka ay arinka faraha ka baxaan. waxaana haboonaan laheed in arinka dhismaha darbiga la joojiya ama dib loo dhiga halka laga dhisaya.
dadka shacbiga ku nool xaduudka keenya magaaloyinka kuyaalo oo ah dad uu kadhexeeye xiriiro kaladuwn oo dhinacyo kaladuwan oo ku sabsan ganacsiga, daaqsinta iyo gadiidka oo ay si weeyn u wada wadaagi jireeyn.




