Boqortooyada Sacuudiga oo shaacisay ineey sameysan doonto wershad quwada nugleerka korontada laga dhaliyo.

admin
1 Min Read

Maxamed Bin Sultaan madaxa boqortooyada sacuudiga ayaa ku dhawaaqay in yasan qorsheeynin sameysashada buka nugleerka, balse hadii xukumada terharna ay ku dhaqaado. boqortoyada sacuudig maxkamd caalmi ayay la tiisan doontaa. ama uu burburo heshiiska xakeeymta hubka halista nugleerka.

boqortoyada sacuudiga waxaa ay qorsheyneysaa sameysashada 16 xarun quwada nugleerka oo ay kaga  maaranto kuxirnasha sa’idka shidaalka.  waxna ;a qorsheyna mudp 20 ila 25 sno in lagu soo gabagabyo.  arintaa oo ku abuurtay xasarad dalalka reeer galbeed in loo isticmalo farsameynta hubka nugleerka iyo atomig bombka halsita. taas oo ay dafirtay boqrtoyada sacudiga.

dalal badan oo ah kuwa aduunla uGu awooda badan ayaa daneynaya qandraaska quwada korontada nugleerka dalka sacudiga waxana ka mid ah Rashka, Uk, France and USA oo ah wadamada ka ganacsadao farsamda quwada krontada  yuraniyomka.

sameynta xarun koronto quwada nugleerka waxa ay u bahantahya 5% yuraniyam taa oo hadii ladoono loo adeegsan karo dhanka farsamda buka nugleerka iyo taomig bombska qatarta ah.  arintaan oo iyada walaceeda leh.

Share This Article