Wadooyinka Magaalda Muqdisho Maxaa lagu arkay?

admin
2 Min Read

wayaadan dambe waxaa soo korartay xiraanshaaha wadooyinka magalada Muqdishu caasimada dalka somaliyed hooy u ha 3 milyan qofood. taa oo ah caasimada dhaqalaha dalka somaliyeed ay ku  yaalaan suqayada ugu weeyn dalka somaliyed iyo geeska afrika. halkaa oo ay ka dukameystan dad badan dowaladan ay uga soo xaroota daqliga ugu badan canshuuraha iyo dhaqalaha soo galo dowlada.

xiriinsha wadooyinka ayaa waxaa ay sii noqoneysa mid sii kordheeysa maalmahan waxaan isbuucan oo qura wadoyinka la xiray 3 maalmood. bil gudahdeed 7 jeer in kabadan. waa arin dadka ay ka mujiyeen walaac. sameeynta ugu xooga nwaxa ay ku yeelatahy ardyada, shaqalaha iyo ganacsatada oo ah kuwo si joogto u isticmaalo wadooyinka maalinkasto.

qasaaraha laga dhaxalu 3 malin lasoo dhaafay xiriinshaha wadooyinka waxaa lagu qisyaasikaraa boqolaal kun  doolar maalinkasta. sida ay noo sheegeeyn ganacsatada qaar waxaa macquul ah in aan suuqa ka baxno hadii sidaa arinka u sii sodo. dowalda waxaa ay soo rogtay cashuuro iyo sharuudo adaga ka dhan ah ganacsatada taa oo aan qadanay. waxaan u bahanay qaabka loola xisabtamikaro xukumada oo aan ka hadalno xiriinsha wadooyinka

dadka qaar waxa  ey  sheegaayaan in waxyabaha lagu dhaliilay dowlada xasan shiikh ay u badaneeyn xiriinsha  wadooyinka iyo  musuq maasu ka dhan cadaalada iyo dhaqaalah. waxaana dadka ay leeyahiin labada arin ay u noqotay fursad  doorashada dowlada Nabad iyo nolol. hadii qaladadka aan la sixin waxaay midan u noqonkartaa fursad nidaam cusub.

Share This Article