buundo yar oo ah mid dadka ay ku lugeeyaan oo kutaal dalka America Maglada Miyami ayaa qalbintay wada weeyn ee Jmacada Florida international unviersity oo mesha ka dhow. buundadan ayaa 950 tan culeeskeda garaye. waxaana wax kasoo gareeyn dhimasho dad 6 qofood iyo dhaa waca iyo hanti meesh ku burburtay oo u badan gadiid wada isticmalye
madaxad cidanka iyo magalada ayaa sheegey in ay baaritaan ku wada sababta dhalisay shilkan in bundada qalbinto. waxaana si deg deg loo dablay gurmadka deg deg oo caawinaad siinaye dadki wax kasoo gaar burburka buundada
buundan ayaa ah mid kutaalo wado isgooy muhiim waxana ay aheed buundo ay adegsan jireeyn dadka. ahmiyad ugu weeyn waxaa laha ardyada jacada falorida internationa luniveristy.
shilka burburka buundadan ayaa ah mid aan weli laxaqijin sababta dhalisay. mana aha markii ugu horeeyse u dhaco shil noocaan oo kale. waxa ay aheed dalka Hindiyo uu ka dhacay bilo ka hor shil sidan oo kale buundo dadka ay ku lugeyaan ku qalibantay.



