Wiil Darbi jiif gawaarida Nairobi kala hagay

Cunug darbi jiif ah ayaa shalay subax ka saaray mushkiladda dareewallo gawaari ku xanibmay halka ay iska gooyaan labo waddo magaalada Nairobi. Wariyaha BBC Cabdinuur Aden, ayaa ka qaaday sawiro…

Africa Child day is commemorated in Somalia

  16 June Africa child day is commemorated in the world and in somalia one of the international days in the world for the children this year the focus is…

Somalia National Journalism Commission

the named of the somalia national journalism committee official nominated the federal governemnt the team consists of nine persons from the journalism, civil society and lawyers. these committee with be…

Xaalada Caruurta Kunaalo Xeryaha Qaxotiga Waqoyiga Dalka Faranca

waxaa si weeyn looga deeyrinyaa xaalda caruurta kunool xeryaha qaxootiga ku sugan Waqiyiga dalka Faranca  halkaa oo ay ku sgayanhiin caruur badan oo aan walidkooda la socan nin. caruurta xerada…

Dowlada Boliviya oo Diiday kaalmo digaag ah

dowalada Dalka boliya ayaa waxaa ay ku gacan seeyrtay qorshe loogu deeqay digaag kaalmo taa oo loogu talagaly dhimista saboolnimada. Hayada Bill Gates foundation ayaa waxaa ay shaacisay ineey deeq…

Haweeyney Diyaarad Ku dhex umashay

Haweeyneey ayaa ku umushay Diyarada Dhexdeeda Sacudi Arabia Airline safar ku socday New York Dalka Marekeynka Dulimadka SV 21 kaa ku wajabnaay JFK airport Diyaradan ayaa kasoo kacaday Red Sea…

Emirates forces withdrawal Yeman war

  Emirates government  announced the withdrawal of the Saudi led Yemen war that has been going the last two years where some Arab nations made military intervention led by the…

Dimitri Payet oo Wacdara ka dhigay Koobka qaramada yurub 2016

  Dimitri Payet laacib ka reer Faransa ee Hogaaminaya Gool Dhalinta Koobka Qaarad Yurub 2016 ee lagu martigalinaayo dalkiisa Fransa, Laacibkan ayaa garoomada kusoo galay Dhoor iyo labatan jir ,…

Obama iyo Dalai Lama oo kulmaya inkasta oo Shiinuhu ka soo horjeedo

SOURCE: BBC Somali Madaxwaynaha dalka Maraykanka Barack Obama ayaa la balansan Dalai Lama isaga oo kulan khaas ah kula yeelan doona aqalka cad ee looga arrimiyo dalka Maraykanka inkasta oo…

Somalia membership IFJ international federation of Journalist

IFJ international federation of journalist has allowed somalia to be member of the executive committee for the organization where the it has been member for years. Mr. Omar Faruq former…