Kulan Dadweyne Oo Looga Hadlay Sidii Caruurta Looga Soo Saari AlShabaab Oo Muqdisho Lagu Qabtay
Muqdisho,30 Aug 2017:-Kulankaan oo qeyb ka ah barnaamijka wacyigalinta bulshada ee loogu magacdaray “Samawade” waxa uu ahaa mid dadweynaha ku nool dagmada Yaaqshiid lagaga dalbanayay in amaanka degmada ay kala…
Koonfurta Kuriya oo riday madfac weeyn
aroortiihore saakey saacadaha dalka Japan ayaa waxaa gantaal laga soo diray dalka Kofurta kuuriya uu ku soo dhacay meelka ka mid ah ciida dalka japan too keentay cabsi xoogan…
Dowladda oo la wareegtay Qalab dhameystiran oo lagu maamuli doono Hawada Somaliya
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaadiidka, Cirka iyo Dhulka ee xukuumadda Soomaaliya Cabdi raxmaan Kulmiye Xirsi “Cabdiraxmaan Dheere” ayaa u sheegay SONNA in maanta saraakiil ka socoto Hay’ada ECAO uu kala wareegay…
dadka naafada Maamulka Galmudug oo ku dhawaaqay ineey kasoo horjeedaan Dorashahda Hoganka Urarada Bulshada Raydika Gamudug
dadka naafada iyo ururada dadka naafada ay u adeega oo cabasho xoogan ka muujiey dorashada la sheegey ineey ka dhacaday magaalda cadado shalay taa oo ah ineey la doortay maamulka…
xuska maalinta dhaliyarada aduunka laga xusay Somalia
munaasabada farabadan oo lagu maamusaye maalinta dhalinyarada aduunka ayaa lagu qabtay dalka somaliya goobo kaladiwan. munaasabadahan ayaa ahaa kuwo ay soo abaabuuleeyn qeeybo kaladuwa, dowlada, dhailyarada, ururada bulshada rayidka iyo…
natiijada doorashada Dalka Kenaya oo dadka ay si weeyn u sugayaan
doorashada dalka kenya oo mareeysa tirinta codadka heerarkii ugu dambeey. waxaan lagu qiyasay dadka codeeye 10.5 milyan toban malayan iyo bar qofood oo u kala cadeynay musharaxiin badan oo…
Beesha Habar Idinle oo Shaacisay in ay kalsoonida kala noqotay Xildhibaanada Dowlada ku matala
Kulamo is daba joog ah oo maalmahaan ka socday magaalada muqdisho oo ey iskugu yimaadeyn Salaadiin, Nabadoono, cuqaal, aqoonyahano iyo siyaasiyiin ka soo jeeda beel ka mid ah beelaha Soomaaliyeed…
Madaxa hayada Qaramada Midobey oo Somalia soo gaaray
xogheeyaha guud qaramada midoobey ayaa booqsho hoowleedku soo gaaray dalka somalia. boqshadan ayaa ku soo begeentay xili dalka somalia ay ka jirto aabaaro xoogan oo saameye guud ahaan dalka somaliyeed…
the new prime minister of somalia
Mr. Hassan Ali Qeyre the new prime minister of Somalia is nominated 24 February 2017 he is educated persons who served in humanitarian and merchants in the country. he served…
muranka telfoonada madaxada dalka Amerika
dadka aduunka ku nool in badan oo ka mid ayaa waxaa isticmaal telfonada gacanata lagu qaato waana alado muhiim u ah nolosha casriga maanta la joogo. haba ugu horeyaan…




