aroortiihore saakey saacadaha dalka Japan ayaa waxaa gantaal laga soo diray dalka Kofurta kuuriya uu ku soo dhacay meelka ka mid ah ciida dalka japan too keentay cabsi xoogan
gantaalkaan ayaa mid casri oo aad iyo aad u weeyn, sida ay shegeeyn xeeldheryaal dhanka hubka waa mid kii ugu weyn ee ay rida Kofurta Kuriya. waxaana uu ah 12 kamid madaxyadii ugu dambeey oo la sameeye
waxaa soo jaray 2 kun iyo 700 Km masaafo gareeysa.
xowli
cabirka hawada uu jaray waxaa ay aheed 550 km
waxanaa uu ku dhacay xeebta japan 1 kun 180 km xeebaha dalka jaban
sida ay shegayaan dadka ku xeel dheer arimaha hubka rinkaan ayaa horseedi kara dagaal xoogan oo ka qarax mandaqada hadii ay san dalalka lugta kuleh arinak ay sand dajin
dalalak Japan, Waqoyi kuriya, shinaha iyo Mareykan oo ay cidan xogan ka joogan halkaa ayaa ah ku ay arinka sameynta koowa ku yeland karto
hoganka dhalinta yar ee dalka Koofurta kuuriya iyo Madaxweyn Turamp ka dalka mareeykan go’aanadiis fudeedka ku jiro ayaa laga baqaa ineey qatar weeyn horseedo
waxaana loo bahanyahy in shir deg deg la yeesh arinka si loo dajiya arinka



