dadka naafada Maamulka Galmudug oo ku dhawaaqay ineey kasoo horjeedaan Dorashahda Hoganka Urarada Bulshada Raydika Gamudug

admin
1 Min Read

dadka naafada iyo ururada dadka naafada ay u adeega  oo cabasho xoogan ka muujiey dorashada  la sheegey ineey ka dhacaday magaalda cadado shalay taa oo ah ineey  la doortay maamulka ururada bulshada rayidka galmdug. waxaan  lagu saleye qaab qabiil oo aan cadaalad ku dhisneeyn

waxaan qireeynaa in waxa meesha lagu dhisay ay yahiin waxa aan cadaalad ku imaanin oo ay ka maqnaayeen aqoonyahanda iyo dadka naafada oo aan laga talaglin. ururada  dadka naafada iyo qaarkamid qurbajoogta ka soo jeedo maamulka galmudug  ayaa cambaareeye sida ay waxa u dhaceeyn

waxaan codsaneeynaan in waxa dadka wadaleeyahay laga wada shaqeeyo si cadaalad loo helo. waa in dadka ku abtirsada deegnada  ama kasoo jeedo  ay helaan doorkooda saxada

 

 

Share This Article