xuska maalinta dhaliyarada aduunka laga xusay Somalia

admin
1 Min Read

munaasabada farabadan oo lagu maamusaye maalinta dhalinyarada aduunka ayaa lagu qabtay dalka somaliya goobo kaladiwan. munaasabadahan ayaa ahaa kuwo ay soo abaabuuleeyn qeeybo kaladuwa, dowlada, dhailyarada, ururada bulshada rayidka iyo maamul goboleedyo

 

sanadkaan 2017 ayaa noqday sand la qabatay munaasabad aad u badan kuwaa oo ay soo abaabuuleey kooxo iyo shaqsiyaad iyo hayada kaladuwa. wasiirka dhaliyarada iyo isboortiga iyo reysaul wasre kuxigeenka oo ka qeeyb galay mid ka mid ah munaasabadaa ayaa la hadaly dhalinyarada somaliyed waxana ay ku boreeyinee ka qeeyb qaadashada non=bada iyo horumarka

somalia oo ah dal ay hareeyeen colaada sokeey ayaa hadan dhilinyarada waxaa lagu tiriyaa ineey yahiin kuwa ugu farabadan oo kor u dhaafay 70% bulshada. hadan aysan heeysan furaada shqo iyo waxbarasho taa oo kaabi karta mustaqbalka dhilyarada inuu hagaago

dowlada hada jirta madaxda ka yahay Madaxweyne farmajo ayaa ah mid tixgelin weeyn siis dhalinyarada halkao oo  ay ka muqadaan golaha wasiirada xukumada reysul wasaare Xasan Cali Qeeyre.  si la mid ah taa aqalka hoose baarlamkaan ayaa waxaa kujiro dhaliyaro  farabdan kuwaa oo noqon kara cod iyo awood dhaliyarada waxbadna u qabankara

Share This Article