natiijada doorashada Dalka Kenaya oo dadka ay si weeyn u sugayaan

admin
1 Min Read

 

doorashada dalka kenya oo mareeysa tirinta codadka heerarkii ugu dambeey. waxaan lagu qiyasay dadka codeeye 10.5 milyan toban malayan iyo bar qofood oo u kala cadeynay musharaxiin badan oo kala duwna waxaan ugu horeey Uhuru Kenyata iyo Reyla Odinga  waxaanaa cabsi weeyn laga baqayaa in ay dhacaan wax isdabamarin iyo musuq maasuq

 

natiijadii ugu dambeey tirnta cadadka ayaa aheeyd sida54.6% Uhuru Kenyata iyo 44.5% Reyla Odinga doorashadan ayaa waxaa goobjoogeyaal ka beesha caalamka wakiloo ay soo dirtay iyo wakiilloo heer gobol oo kasocd qarad afrika

 

taageryasha reyala oding oo aad u xamsadeysan ayaa waxaa ay mashquul ku yahiin saxafada si ay u helaan natiijada doorasho iyo waxa dhici doono. dad badan ayaa mujinaya walaac xoogan in ay natiijad diidaan qaar ka mid musharaxiinta taa keni kartaa hadi ay saxafada ka hadlan qas iyo dagaal sidii  kol hore ka dhacaday dalka kenya

 

dadka wax  siysada odoroso ayaa mujinaya iyakna walac xogan oo lamid midka ay mujinyaa tageryasha mushrac reylo Odinga

 

 

 

 

Share This Article