Koowda luulyo oo si’wayn looga xusay dalka Turkiga “Sawiro”

Magaalada Istanbul dalka Turkiga waxa lagu qabtay Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay ka soo qeyb galeen Dhamaan ardayda soomaaliyeed ee wax kabarata Dalkan Turkiga,  …

Somalia independence day ceremony in Turkey

somalia students in Turkey has organized large ceremony to mark somalia independence day in Istanbul Turkey there has been national anthem and folklore dances preformed there. young somalia generations who…

Somalia National Development Plane 2017-2019

the ministry of national planning and international planning has presented three years national development strategic plane for 2017-2019 the first time for the last three decades in somalia. the ministry…

Maamulka Jubbaland ayaa Furay Xarun lagu Dhaqan Celinaayo Al Shabaab

KISMAAYO – Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose waxaa laga hirgelinayaa xarun weyn oo lagu dhaqan celinayo laguna tababarayo maleeshiyada ka soo goosta ururka al-Shabaab. Mashruuca xaruntan lagu dhisayo…

Garoonka Diyaaradaha istanbuul oo Dib loo furagy Maanta .

ISTANBUL — Garoonka diyaaradaha Ataturk ee magaalada Istanbul ayaa si buuxda dib loogu furay arbacada maanta ah, kadib weeraro ismiidaamin ah oo fiidnimadii talaadada lagu dilay 41 qof islamarkaana lagu…

Istanbuul 41 Qof ayee Maraysaa Tirada Dhimashada Dhawacuna 200 Ayuu kor u Dhaafayaa

Warakii ugu dambeeyay ee kasoo baxaya qaraxii lala beegtay Garoonka Diyaaraha Caalamiga Ataturk ee Magaalada istanbuul ayaa Sheegaya in ay soo kordheeso tirada dhimashada , sida laga soo xigtay goobaha…

Soomaali ka badbaaday qaraxii kadhacay Garoonka Diyaaradaha Ataturk istanbuul

  Istanbul : Soomalida badan ayaa ka badbaaday qaraxii caawa ka dhacay Istanbul Ataturki Airport , sida uu Goob jooge soomaali ah ii sheegay , “”soomaali badan ayaa joogtay Airportka…

Qarax iyo Weerar lagu Qaday Ataturk Airport

Rag hubeesan ayaa qoryo galay Gudaha Airportka Ataturk Kadib marki ay dhaceen 3 qarax oo is xigxiga, kuwaasoo ay fuliyeen Naftood hurayaal, Qaraxa ayaa dhacay daqiiqado kadib Xiliga Afurka Magaladan…