Boqolaal dad Naafo Maanta Gobolka Banadir Hortiisa kusoo xoomay

dad naafo oo cabasho ka ah maamulka gobolka banadir ayaa sameeye isu soobax nabaded iridka xarunta dowlada hoose ee Banadir. dadka naafada oo ah kuwo ka kakalayimid xaafado kaladuwan magaalada…

Dhibaatada tahriibka uu leeyahay

Tahriibka sharci darada ayaa noqday mid ku bahaya aduunka kaa oo ay kumaankun dhaliyaro u badan markasto ay naftooda  kuwaayaan saxaraha iyo bahada ay katalabayaan. Sanadkasta waxa  tahriibo boqolaal kun…

Qorshaha Kabixitaanka Yururb oo hareeye siyaasada dalka Ingiriiska

Reysul wasraha dalka ingiriisak Marwo Thersa Maya oo dib usoo roogal celisay olalahedii  kabixitaanka midowga yurub.  Maya ayaa codsatay in markale baarlmanka cod uqaado ka doodida  heshiiska  ka bixtiaanka Yurub …

Xildhiban Kenyan oo Xabsiga loo dhiga Musuq Maasqu

ciidanka dambi baarista dalka Kenya ayaa xabsiga dhigay mid ka mid ah sharcidejiyasha baarlamnka dalkaeyna. xildhibaan ayaa waxaa lagu soo oogay  fal musuq maasuq ah oo ay hayda dambi baarista…

kulan looga hadlaayey dardar gelinta barashada Farsamooyinka gacanta oo Muqdisho lagu qabtay

Kulan looga hadlaayey dardargelinta barashada farsamooyinka gacanta, kobcinta dhaqaalaha iyo shaqa abuurida dhalinyarada soomaaliyeed oo ay iska kaashadeen wasaaradda waxbarashada , hidaha iyo tacliinta sare iyo Hey’adda Niis waxaana ka…

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wasiirka Ingiriiska Ee Arrimaha Afrika

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wasiirka Ingiriiska ee arrimaha Afrika, Harriett Baldwin, oo Muqdisho ku timid socdaakii ugu horreeyay. Ra’iisul wasaare Khayre…

New Night in Mogadishu for Banadir region tournament final

On Monday night in Mogadishu unusual sigh and event was held the final of the Benedir region tournament sports Gyms for the 17 districts in the region which has been…

qilaafka ka dhex oogan Maamul Goboledka Galmudug oo cirka isku shareerat

maalmahan dambe waxaa sii kordhay qilaafka siyaasadeed soo kala dhexgalay xukumada iyo baarlamaanka Maamul goboledka Galmudug oo xarumo shaqo ka kala dhigtay magaaloyinka Cadado iyo Dhuuso Mareeb oo ay ka…

Siyaasi Talyani Salvini oo ku tilamaye Muhaajiriinta Afrika Adoomo

  reysul wasre kuxigeynka Matteo Salvini ayaa ku tilmaamay muhaajiriinta afrika Adoonsi xili uu ka qeeyb qadanay Kulanka Reer Yurub maalinta Qamiista. Wasiirka Arimaha Dibada ee Lexumberg ayaa kasoo horjeestay…

ciidanka ruushka oo sameeye dhoolatus mileteri

  dalka ruushka oo ka mid ah quwadaha aduunka ugu waaweeyn dhanka hubka. ayaa waxaa uu sameye dholatuskii militeri ee ug baaxada weeyna. waxaana la sheegey in ay ka qeeyb…