Qorshaha Kabixitaanka Yururb oo hareeye siyaasada dalka Ingiriiska

admin
1 Min Read

Reysul wasraha dalka ingiriisak Marwo Thersa Maya oo dib usoo roogal celisay olalahedii  kabixitaanka midowga yurub.  Maya ayaa codsatay in markale baarlmanka cod uqaado ka doodida  heshiiska  ka bixtiaanka Yurub  kaa oo ay ku soo kordhisay 6 qodob  oo doneyso in ay ku soo jidadato xildhibada barlmaka dalka ingiriiska kuwaa oo kala ah

  • Damaand qaad in aftidaweyne la sameeyo
  • Cod loo qado in si ku meelgaar ku sii socot  nidamka canshurta badecoyinka xadudaha ka gudbo
  • Masuliyad sharciyaded dalwlada ingriiska ka saran dib u ugurasha Waqooyiga Erland
  • Hadii uu hirgeliwayo gooni u goosashada waqooyiga eralnd wexe kasii mid ahandoontaa dalweyna ingiirska
  • Sharci dejiyeyasha in ay ku baraarugan codka shacbka in uyahay mid     mugleh oo wax ka qabankara  qorsha ka goida yurub iyo hagaainta deeganka

Hogamiya mucaradka jermi  oo ah gudomiayaha xisbiga shaqalaha aya  ka biyo diidan qorshaha ka bixitanka yururb ee dalka ingriiska.  Ayaa ah mid  si weeyn looga baqayo in uu  gaashanka u daruuro qorshahan sida marar badan dhacdy

Share This Article