ciidanka dambi baarista dalka Kenya ayaa xabsiga dhigay mid ka mid ah sharcidejiyasha baarlamnka dalkaeyna. xildhibaan ayaa waxaa lagu soo oogay fal musuq maasuq ah oo ay hayda dambi baarista mudo dabagal ku hayeen. xildhibaanka ayaa lagu qabtay magaalada dhexdeeda ah goob ay ka sacotay madadaalo waxana ladhigay xabsiga Muthaiga
xildhibaan Ayub Savula oo laga soo doorto deganka Lugari ayaa ah sharci dejiye dalka keyna xiliga labad waxaana lagu soo eedey wax isdabamarin iyo musuq maasuq. taa ka dhacaday wasaarada warfaafinta iyo tiknoolojiyada. xildhiaban kaan ayaa waxaa lagu soo ogay in uu lug kulaha musuq maasuqa lacak dhan Sh122,335,50 oo ay laheyd warada warfaafinta iyo isgaarsiinta dalka kenya
hayada dambi baarista dalka kenya aya waxaa ay dabagal ku heyday qarash laga lunsday hayada xayeesiinta qaranka dalka kenya taa oo aan soo xareeynin lacag adeeg Sh2.5 billion taa oo aan qasnad dowlada ku soo xaroonin.
dastuurka dalka keenya ayaa waxaa uu ilaalinayaa sharfta iyo karmada xildhibaanka taa oo leh xad iyo xaduud. waxna qabanaya shacidejiyaha xeerarka ladagalanka wax isdaba mareeynta taa oo cidkasta oo lagu helo lagu ciqaabo. dowlada keyna ayaa qaaday olole looga hortagayo musuq maasuq oo ah mid hareey dhaqalaha dalka keenya. kaa laga baqayo in sameeyn ku sheego amaanka iyo siyaasada dalka.



