Siyaasi Talyani Salvini oo ku tilamaye Muhaajiriinta Afrika Adoomo

admin
2 Min Read

 

reysul wasre kuxigeynka Matteo Salvini ayaa ku tilmaamay muhaajiriinta afrika Adoonsi xili uu ka qeeyb qadanay Kulanka Reer Yurub maalinta Qamiista. Wasiirka Arimaha Dibada ee Lexumberg ayaa kasoo horjeestay isga oo habaar ku tuuray.

Salvini ayaa hogaamiya xsibiga League Part kaa caan ku ah weerarka  dadka soo Galootiga ilaa markii xilka qabsatay xukumada wadaaga bishii Juun. waxana uu ka hadlaye shir albaabada uxirnay oo qabatay dowlada Austria.

Salvani ayaa muqaal bartisa uu soo dhigay ku yiri. waxan ahay  masuul ku shaqeya dhaqale  dadka ay bixiyen. si dhalinyaradeyn ay ku dhali laheyn caruur badan sida kol hore dhacday. ma ahan inan Afrikan inoo bedelan. waxa macquul in LExumberg ay bahidan kajirot iyo Italiy sida caruurteyn caruur u dhali lahayen. maya in adoomo inoo bedelaan caruur aynu hada heynin.

Jean Asselborn Wasiirka Arimaha Dibada iyo Soogalootiga Lexembourg oo  fadhiya meel u dhow Salvini ayaa caro la gaduudtay isga oo Hadalka Italiyanka u fasiray luqada france. waxa kale uu daah raoga in Lexembourg ay joogaan muhaajiriin Talyani ah si ay uga shaqeystaan. waxaa ay ku haboneed in kuwaa aad wax siisaan. Asselborn ayaa tixracaye  xiliga dagaalka labaad aduunka oo ay wadmada reer yurub ka jirtay shaqaale yari. xili uu jiray koboc dhaqaale.

shirka waxaa qeeyb ka ahaa Wasiirada reer Yurub iyo wasiirada arimaha gudaha Africa kaa cirka isku shareeray maalinta jimcaha aheed.  Salvinin waxaa lagu wada inuu qabta shir saxaafadeed isaga oo ay wehiliyan Xisbiga midigta Austrian iyo Ku xigeynka

Share This Article