Dowladda Soomaaliya oo deeq dawo ah gaarsiisay Isbitaalka Dhoobley
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Gargaarka ayaa maanta deeq dawo ah gaarsiisay isbitaalka…
Dadka Naafada Oo Cabasho ka ah Sharciga Doorashoyinka
Dadka naafada ayaa waxaa ay walaac xoogan ka mujinayaan sharciga doorashoyinka in…
Deeq Waxbrasho dadka naafada Somaliyed 2020
Machadka tababarada tiknooljiyada iyo saxaafada SODME oo dadka naafada u balan qaday…
Aqalka koongareeska dalka amerika oo xilka ka xayubiye madaxweyne Turaamb
Cod bixin xil ka qaasi taarikhi oo ka dhacday dalka amerika…
Masuuliyiin ka tirsan Dowladda iyo qeybaha kala duwan ee bulshada oo ka qeybgalay Xaflad lagu dhiirigalinayey Arday baratay Farsamada Gacanta
Qaar kamida boqolaalkaan arday oo ka aflaxday xaruunta horumarinta farsamada gacanta ee…
Guddiga KMG ah ee soo diyaarinta sharciga doorashooyinka Qaranka oo kulan la qaatay guddiga madaxbanaan ee doorashooyinka Qaranka
Guddiga kumeel gaarka ah ee soo diyaarinta sharciga doorashooyinka Qaranka ayaa maanta…
Wasiirka Maaliyadda oo ka warbixiyey Waxyaabihii u qabsoomay Wasaaradda Maaliyadda.
Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa qabtay Barnaamijkii la kulan Wasiirkaaga…
Xafiiska R/wasaaraha XFS oo wada qorshe xal waara looga gaarayo Fatahaadaha soo laalaabta
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo maanta booqday…
Gudoomiyaha Guddiga Maaliyadda Aqalka sare & Wasiirada Maaliyadda Dowlad Goboleedyada oo Garoowe ku kulmay
Gudoomiyaha Guddiga Dhaqaalaha iyo Maailyadda ee Aqalka sare Cabdi Axmed Dhuxulow, Xubno…
WHO oo ka hadashay waxyeelladii ka dhalatay fatahaadaha Dalka
Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa baraha Bulshada ku sheegtay in fatahaadihii…



