Gudoomiyaha Guddiga Maaliyadda Aqalka sare & Wasiirada Maaliyadda Dowlad Goboleedyada oo Garoowe ku kulmay

Gudoomiyaha Guddiga Dhaqaalaha iyo Maailyadda ee Aqalka sare Cabdi Axmed Dhuxulow, Xubno ka tirsan Aqalka Sare iyo Wasiirada Maalyadda ee Dowlad Goboleedyada iyo sharci yaqaano ayaa ka qeyb galay kulan  ka qabsoomay magaalada Garowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland.

Ujeedada kulanka ayaa ku saabsanaa Dhageysiga talooyinka Dowlad Goboleedyada ee  Sharciyada kala ah Sharciga Maareenta  Maalyadda,Sharciga Hanti Dhorka Guud ee Qaranka, Sharciga Iibka Qaranka ,Sharciga Canshuuraha  Furdooyinka iyo .

Xubanaha ka socda maamul goboleedyada ayaa inta uu kulankan socdo talooyin iyo fikrado ku darsan doona sharciyadan oo ka dib dib loogu celin doono golaha aqalka sare si ay u meelmariyaan.

Gudoomiyaha Guddiga dhaqaalaha iyo maaliyadda Aqalka sare ayaa ugu horey Ka hadlay ujeedada kulankan.iyo ahmiyadda uu u leeyahay  maamul goboleedyada

Wasiirka Maalyadda Dowlad Goboleedka Buntland ayaa u mahad celiyay Guddiga maalyadda Aqalka Sare wuxuuna sheegay Inay taageerayaan   In la helo  wax Soomaali oo dhan dan u ah.

Sharciyadda Maareenta  Maalyadda,Sharciga Hanti Dhorka Guud ee Qaranka ,Sharciga Iibka Qaranka , iyo Sharciga Canshuuraha  Furdooyinka   ayaa horey loo marsiiyay Golaha shacabka iyo golaha Wasiirada waxaana la filayaa  in kadib marka lasoo dhameeyo wadatashigan lala yeelano dowlad goboleedyada In dib loogu soo celiyo golaha aqalka sare si ay u meel mariyaan kadibna ay ugu dambeyn ugu gudbiyaan madaxweynaha Soomaaliya oo isna saxiixi doono si ay ansax u noqdaan sharciyadan.

  • Related Posts

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    ururada dadka naafada oo gacan xoogan ka geeystay ciidsiinta dadka naafad xiligan adag oo ay somaliya ka jirot xaalado qilaafo siyaasaded, sameynta cudurka covid19 iyo daadad biyo laga soo shegeyo…

    Dadka Naafad oo Cabasho ka ah Ansaxinta Xubnaha Sare Hayada Naafada Qaran

    21 Janayo 2021 MAALIN MADOOW EE NAAFADADadka naafada ayaa u arka maalin madow kadib ansaxinta xubnaha sare hayada naafada si anan sharci aheyn. Waxaana lagu xad gudbay xaquuqda iyo xaq…

    You Missed

    Somali government issue public lands limit degree

    Inclusive for all election training workshop

    Inclusive for all election training workshop

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali disability cluster fifth meeting 2021

    Somali National Disability Agency

    Somali National Disability Agency

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    sidee ayay dadka naafada u ciideeyn

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY

    FACT SHEET ON SOMALI DISABILITY