joojinta Gudniinka Fircooniga iyo Guurka qasabka ah oo laga hadlay
Kulan kaan looga hadlayay sidii bulshadu iskaga kaashan lahayd joojinta Gudniinka fircooniga ah iyo Guurka qasabka ah ee Dumarka waxaa soo qaban qaabisay Hay’adda Gispo oo kaashaneysa hay’adda UNICEF…
Ciidamadda Xoogga dalka oo la wareegay Deegaanka Jameeca oo ka tirsan Gobolka Baay
Ciidamadda xoogga Dalka iyo kuwa AMISOM ayaa kala wareegay Kooxda Shabaab Deegaanka Jameeca, oo hoostaga degmada Buurhakaba halkaasi oo Kooxda ay dadka ku dhibaateyn jirtay. Ciidamadda Huwanta oo kaashanaya kuwa…
Maxkamadeeynta Madaxweeyne Bare
Madaxweynihii hore ee dalka Chad Hissene Habré ayaa lagu wadaa in uu markale maanta ka soo hor muuqdo maxkamad ku taalla dalka Senegal. Maxkmadayntiisa ayaa shalay ka billaabatay magaalada…




